|

Daawo:-Xildhibaanada Golaha Shacabka oo wadda Mooshin ka dhan ah Heshiiska Dekedda Berbera-Video+Warbixin

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay wadaan Mooshin ka dhan ah heshiiskii   Dekadda Magaalada Berbara, maalmihii dembe ayaa waxaa isa soo tarayay hadal haanta hashiiska Dekada Barbara oo u dhaxeeyay Shirkada laga leeyahay Imaaraadka ee Dp World, Soomaaliland iyo Dowlada Itoobiya, kuwaas oo ku hashiiyay saami qeybsiga Dakhliga Dekada Magaalada Berbara.

Dowlada Soomaaliya ayaa hashiiskaas horay ugu timid iyadoona ku tilmaantay in uu yahay mid sharci daro ah isla markaana habraaca loo maray heshiiskaas uu yahay mid aan waafaqsanayn Dastuurka Ku meel gaarka ah iyo shuruucda kale ee uu yaalla Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in qaar ka mid ah Xildhibaanada ay wadaan Mooshin ka dhan ah hashiiska Dekada Magaalada Berbara.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57962

Posted by on Mar 4 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Xildhibaanada Golaha Shacabka oo wadda Mooshin ka dhan ah Heshiiska Dekedda Berbera-Video+Warbixin”

  1. KKKKK IMISA MOOSHIN AYEY KEENEN OO MIDNA KA SOCON WAAYEY . KI U DANBEEYEY WUXU AHA KI QALBI DHAGAX MAXA KA SURAGALAY. HAWAWI IYO RIYO AYEY KU WADA NOOLYIHIN . ALSHABAB AYEY KA KEENEN , CIDAMADA AMISOM AYEY KA KEENEN. QALBI DHAGAX AYEY KA KEENEN KKKKKKKK WA RUWAYAD BILA LACAGA

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.
  • Abdi: Waa canaasiirtii reer SSC oo ismagacawday. Reerku meel haw dhaqaajo siyaasaddiisa, ee MUNAAFAQNIMADDA iyo...