|

Daawo:-Garaad Jaamac Garaad Cali iyo wafti la socda oo lagu soo dhaweeyay Degmadda Xidhxidh-Video

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa si baaladhan loogu soo dhoweeyay deegaanka Xidh-xidh ee Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa furi doona shirka Beesha deegaankani, Wuxuuna uga mahad naqay sidii loo soo dhaweeyey.

Garaadka ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku suganaa Koonfurta Gobolka Sool, Wuxuuna ku guulaystay in Heshiis Buuxa laga gaadho Colaadii u dhaxaysa Beelaha Mudug iyo Sool, Sidoo kalana waxaa socda kulamo Bulshada lagu Wacyi gelinayo Qiimaha Nabadda iyo Wada Noolaanshaha.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57896

Posted by on Mar 3 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Garaad Jaamac Garaad Cali iyo wafti la socda oo lagu soo dhaweeyay Degmadda Xidhxidh-Video”

  1. Asc. Waan dalaamayaa garaadka oo waana soo dhowaynayaa shirka ay beesha garaadku qabsanayso. Waxana muhiim ah in ardaayada kale ee Dhulbahantana shirar hoosaad turxaan bixin ah isugu yimaaddaan inta aan shirka guud ee bisha 4aad la isugu iman i.a.

    Waa u ducaynaynaa in shir khayr dadka u horseeda Alle nooga dhigo maaddaama uu saameyn nagu wada yeelanayo. Waa in la iska ilaaliyaa damaca ragga siyaasiyiinta ah ee ku caan baxay dantooda gaarka ah iyo xatooyo xoolo qaran. Kuwaasi reerka way duminayaan haddii la xakamayn waayo. Waa in wax caadifad ah iyo fudayd arrinka lagu hagin. Wixii go’aammo masiiriya waxaa habboon in shirka guud ee Dhulbahante lala sugo oo la ixtiraamaa baaqa isimada beelaha kale ee Dhulbahante. Waa in aan loo arag shir dabar ama gabay xayir ku ah oo ka hordhacaya shirka GUUD ee beelaha Dhulbahante isla qaateen dhaqsana durmaya i.a.

    Waa tala bixintii looga bartay DUQ BIRQAAYE. Wbt

  2. Wiil-Omar-Wacays

    Guuleeyso Garaad iyo Guud Abaan Dhulbahante

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...