|

Daawo:-Cabdiweli Gaas muxuu ka yidhi Xiisadda Tukaraq,markuu kasoo laabtay Muqdisho-Video

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali maxamed Cali Gaas oo Galabta soo gaadhay magaalada Gaaroowe, Wuxuuna ka hadlay ugu horayn Shirkii kusoo dhamaaday magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale C.wali gaas ayaa La weydiiyay Xaaladda Tukaraq iyo is weydiinta Shacabka Wuxuuna ku Jawaabay “Dastuurka Puntland ayaa faraya Dalka in la difaaco, Dadka Shacabka ahna Anagu warkiisu Kuma Shaqeyno, Dowladuna Kuma Shaqeyso” Ayuu yidhi Gaas

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57258

Posted by on Feb 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Cabdiweli Gaas muxuu ka yidhi Xiisadda Tukaraq,markuu kasoo laabtay Muqdisho-Video”

  1. Dhulka SSC dastuurkaygaa qoraya inaan leeyahay!

    Waar filimkaasi waa dhammaaday, Majeertoonoow dhulkiinnu (Bosaso, Gadhowe, iyo Waqootiga Gaalkacyo) wuxuu idiin gooyaad leedihiin. NO MORE Hartiisam. Dib danbe u dhici mayso in aad XILDHIBAANADA Dhulbahante Garoowe ku soo xushaan. Ciisaa biddiin wa Muusaa biddiin, ku ekaada soohdintiina.

    Taa macnaheedu maaha SNM baannu u galnay. Halmid uun baannu SNM wadahadal ula furi karnaa, kaasina waa haddii shirka April, haddii Alle idmo, aan wax garab ah ka wayno dawladda Villa Somalia go’doonka ku ah. Haddii ay waxa shirkaa ka soo baxa, ee maamulka cusub ah, nala qaadan waayaan oo na dhisi waayaan sida kuwa kaleba loo dhisay, sidii AWOOWAYAASHEEN samayn jireen baannu samaynaynaa. NO HARD FEELING

    Dhinaca

  2. Majeerteen Daan in uu saan Dhul Dhulbahante Kalahayn wan wada ognahay waa Fact. Daanta Majeerteen waa Xildhibanada Dhulos ee Xamar loo diro aay soo xulaan waa Dan siyasad, iyo Kuwa Garowe Fadhiya oo Aduunka Majeerteen ba mamula dalkeena ka dhadhiciya sii intertnational Aid Loogu qaato oo Deegaanka Majeerteen laa galiyo iyo Shacabkooda Aadna laagu yiraah maad daneysatid oo wax qabsatid inta luugaha laagu darbo..

    Dhibka kale waa Xamar, Dowlada Federalka daadkani hadaysan xaaq ku lahayn ha ino sheegto wa in la demand gareya 27 years ban sugana.. waax kaso soocda maleeh..

    Dhulbahantoow Danteena was kasta aan ka horaysino.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...