|

Daawo Wareysi:-Wakiilka Qaramadda Midoobay u jooga Soomaliya oo amaan kula dhul dhacay Madaxweyne Farmaajo-Video

Wareysi gaar ah oo uu Wakiilka Gaarka ah ee qaramada midoobay Soomaaliya oo ka hadlaya, arrimo badan oo dalka Quseeya sida Amniga, siyaasaddda iyo qiimeyn uu ku sameynayo sanadkii Madaxweyne Farmaajo uu dalka ka arriminayey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu siwayn u bogaadiyey Waxqabadka Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo, Wuxuuna dhinaca sheegay inay Dawladda isaga  kala dhaxayso Xidhiidh wanaagsan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57141

Posted by on Feb 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Dadka nolosha ku dhacday maxaa Soomaaliyi u buunbuunisa. Gen. Morgan isagoo dawlad haysta ayaa laga...
  • Abdi: Dal berri hore saddex jeer la guursaday oo laysu bedbedeley ayaa hadda rabba inu Soomaali maamullo. ALLAH...
  • ali yusuf: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
  • Turab: Bismillaah Somalidu waxay tidhaahdaa ” Nin soori qaaday waa nin seefi qaaday”, ” Nin...
  • kalshale: nidaamka dowladnimo waa mid ka duwan sida aad u aragtid waayo marka aad dowlad xidhiidhka u jaraysid waa in...