Daawo:-War deg deg ah oo Hargeysa naga soo gaadhay iyo Ciidamadda Somaliland oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay-Video+Warbixin
Ciidanka Booliska Magaalada Hargaysa ee Maamulka Somalilands ayaa Gacanta kusoo Dhigay Dad Dilka Gaystay Magaalada Hargaysa Waxaana Boolisku Gacanta kusoo dhigeen Dadkii Falkaasi Gaystay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Masuuliyiin ka Tirsan Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Warbaahinta Gudaha Hargaysa u Sheegay in Hal Qof Dhintay Ninkii Dilayna Boolisku Gacanta ku Hayaan Cadaaladana La Hor Keeni Doono.
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57171