|

Daawo:-Waxgaradka Degmadda Badhan oo ka hadlay Duulaanka Somaliland ee Tukaraq iyo Jawaabta Faysal Cali Waraabe-Video

Cuqaasha iyo Wax garadka ka soo jeeda Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag oo kulan kuqabtay isla magaaladaas ayaa ka hadlay Duulaanka Ciidamadda Maamulka Somaliland ay kusoo qaadeen Degmadda Tukaraq oo ma tirsan Gobalka Sool,Waxgaradka ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray Gudoomiyaha Urur siyaasadedka Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57107

Posted by on Feb 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...