|

Daawo:-Suuqa Diinka oo ka furmay Deegaanada Maamulka Somaliland iyo Dad loo xidhay-Video+Warbixin

Magaalada Hargaysa Waxaa Laga Helay Suuq Wayn oo Lagu kala iibsado Xayawaanka Diinka Waxaana Arrintan Maanta loo Soo Bandhigay Warbaahinta Gudaha Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasaarada Deegaanka Somaliland ayaa Maanta Soo Bandhigtay Gaadiid iyo Dadkii Watay oo Lagu eedeeyey inay Somaliland ka Wadeen Xaalufin ay ku Hayeen Xayawaanka Diinka,

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57084

Posted by on Feb 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.