|

DAAWO YAABKA:-Dukaan lagu magacaabo Aakhiro oo Jigjiga ka jira,waxa lagu gado iyo Dadka oo ka cabsadda-Video

Magaalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa aad loo hadal hayaa Tukaan ku caan baxay waxyaabo Dad badan aysan ku dhiiran karin ama aysan ka ganacsan karin.

Dukaankan oo lagu magacaabo Daarul Aakhira ayaa waxaa lagu iibiyaa karfanta ama kafanta Meydka lagu kafano Marka uu Qofu dhinto oo kaliya.

Bannaanka hore ee Dukaanka waxaa ku dheggan Boor weyn oo uu ku sawiran yahay qof meyd ah oo la kafanay waxaana sidoo kale ku qoran ku soo dhawaada dukaanka reer aakharaadka. Arrintan ayaa ku khasabtay Dad badan in ay ka cabsadaan in ay dukaankaasi gudaha u galaan, waxaana uu dukaankani saameyn ku yeeshay ganacsiga maqaaxi shaaha laga cabbo oo u dhow maadaama Dad badan aysan ku dhiiran karin in ay hoos fariistaan Boorka uu ku sawiran yahay meydka.

BBC.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57026

Posted by on Feb 10 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...