|

Daawo:-Shacabka Buuhoodle ma Maamulka Somaliland ayey diidan yihiin mise Cali Khaliif Galaydh?-Video

Magaalada Buuhoodle waxaa maanta soo gaadhay C.rashidi Ducaale  Qambi Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Maamulka Somaliland, waxaana Halkaasi kusoo dhoweeyay Qaar kamid ah odayaasha iyo Qaybaha bulshada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Buuhoodle ayaa dhibaatooyin badan ka tirsanaysa Somaliland, waxaa horay loo Xasuustaa in Madaxwaynha khaatumo lagu haystay Somaliland ayuu Noo wadaa ! maaha Somaliland ayuu ka tirsan yahay.

Hadaba maxay ka dhigan tahay Soo dhowaynta Wasiirka ka tirsan Xukuumadda Somaliland ? Buuhoodle ma Cali Khaliif ayay diidan tahay mise Somaliland iyo Qofka Xambaarsan Qadiyadeeda ?.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=57023

Posted by on Feb 10 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo:-Shacabka Buuhoodle ma Maamulka Somaliland ayey diidan yihiin mise Cali Khaliif Galaydh?-Video”

  1. Qofka wax diida ama yeela waa qof wax uun aamminsan. Buuhoodle ma iyadaa waxba diiddaba, intaan arkayey wixii u yimaadaba waa u niikinayeenw.

    Midda kale, cali waxa uu lahaa Dhulbahaan matalaa oo aan magacooda ku hadlayaa, lkn nimankan kale waa niman maamul ka tiran. Iyagu waxa ay metelaan waa cidda mushaharka siisa ee ay hawsha u hayaan, kuma doodayaan maamul Dhulbahantaanu madax ka nahay. Marka Cali saasuu uga duwan yahay. Hadduu dhihi lahaa anoo Caliyaan Hargaysa u galay, oo xaqiiqduna sidaa tahay, cidiba sidaa uma danayseen, lkn waxa uu ku doodayaa anaa Dhulbahante masuul ka ah isagoon hal ISIMna wadan. Dhulbahantena waxa ay leeyihiin waar sidaasi sidaan kuu igmannay maaha nagumana meteshid. Haddaadse xaalka DULLAALNIMO ku soo khatintay, dee kuwayagaa na dullaalaya. Faratoon Js buu dullaal u yahay, Cali iyo Baashena Bahararsame, Keysena Barkad, iwm. Marka Cali runta loo sheegayna waa kii xidhxidh iyo Laaska u huleelay. Kooxdaasi waa kooxdii Hargaysa u shaqo tagtay.

    Qoladii Xamar aaddayna shirbaannu isugu imaanaynaa GUGA haddii Alle idmo. Maamul baannu dhisaynaa la yiraahdo ‘FADLAN STATE OF SOMALIA’ Haruurlahaannu ku daraynaa qolada Hargaysa & Garoowe DULLAALASA.

  2. Dhulbahanate Kooda ma jeecle kaa dantaa reeraha waday raban. Dhulbahante wuu sixeanyahay

  3. dhulbahante qurbajoog collaadda iidoor Wagaashaa qurjiga ka gashay aoo ay al tiicayaan. Dhulbahante qolqol joog markii la caddadin waay, la sharfay, lasoo dhoweeyay, wax la taray bay Somaliland isugu biyo shubteen.

    Dadku qabiliste ma aha markay arkaan wax wax u qabanaya. Bal eega Hablihii Iiddor siday ugu ciyaarayaan inanka yar ee Cagdheer iyo Hargeyusa iyo Burco ka amar ku taagleyn jiray ee habloohad dhalfada la dhici jiray beriggii Siyad barre.

    Waxtarkaa muhiim. Haadh an myand baa la yidhaahdaa

Leave a Reply

Recently Commented

  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...
  • Turab: Bismillaah Baafin, maamulkii Khatumo xagee ku danbeeyey. Intii uu Buhodle joogay cawey u ahayd ummadda reer...