Home » January 30th, 2018 Entries posted on “January, 2018”

Daawo:-Askar tirsan Ciidamadda Maamulka Somaliland oo Khamriga ka ganacsan jiray oo Maanta la xukumay-Video

Maxkamada Ciidamada ee Bariga  Maamulka  Somaliland ayaa Maanta Xukuntay Khamri Tiro Badan iyo  Sadex Qof oo ka Gacansanayey. HALKAN KA DAAWO VIDEO Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Dhibane u Noqday Maandooriyaha Khamriga Waxaana Sidan oo kale Todobaadkan Lagu Qabtay Khamri Magaalada Gabiley.

January 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Garoowe Dil xalay ka dhacay iyo Xaalad Amni daro oo ka taagan-Video

Taliyaha Saldhigga dhexe ee Garoowe,Dhamme. Maxamuud Muuse Bile(Fardafuul) oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey xaaladda guud ee Amniga caasimadda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Taliye Fardafuul ayaa  ka hadlay dilal ka dhacay Hargeysa oo ay geysteen Kooxo Maafiyo ah oo Dadka Mobilada ka dhacaya Kuwaas […]

January 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dagaal Qadhaadh oo ka soconaya Dalka Yeman iyo Xiisad culus oo ka aloosan-Video

Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa waxaa ka dhacay dagaalo Qadhaadh iyadoo Mudooyinkii ugu dambeeyay ay sii Xoogaysteen dagaalada iyo Xiisadaha ka taagan dalkaasi Yemen. HALKAN KA DAAWO VIDEO Shacabka dalkaasi ku dhaqan ayaa siwayn uga Qoomameeyay Ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Imaaraadka Carabta, Sidoo kalana Waxaa sii Kordhaya Khasaaraha uu gaysanayo dagaalka […]

January 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gudoomiyihii hore ee Gobalka Benaadir oo xilka ku wareejiyey Gudoomiyaha cusub Yariisow-Video

Munaasabad ay xilka kula wareegayaan hogaanka cusub ee Maamulka Gobolka Benaadir oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo ku-xigeenadiisa ayaa xalay lagu qabtay  xarunta dowladda Hoose ee Xamar. Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay ku-simaha Madaxweynaha dalka aha Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane […]

January 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gabadh Ciidamadda Maamulka Somaliland Hargeysa ku xidheen oo Xiisad ka abuurtay Deeganada Somaliland-Video

Aabaha Dhalay Abwaanad Niciima Qorane oo ah Gabadh Dhowaan Lagu Xidhay Magaalada Hargaysa ayaa Maanta Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa Waxaana uu Faahfaahin ka Bixiyey Sida Loo Xidhay Gabadhiisa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Gabadhan ayaa Maamulka Somaliland ku eedeeyey in ay u ololaysay Midnimada Soomaaliyeed Waxaana la Qabtay iyadoo ka dhoofaysay Madaarka Magaalada Hargaysa una […]

January 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweynaha Kenya oo ku taliyey in aysan Ciidamadda AMISOM ka bixin Soomaaliya

Madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku taliyay in ciidamada AMISOM aan laga saarin dalka Soomaaliya dhamaadka sanadkan,haddii talaabadaas lagu dhaqaaqana ay ka abuuri karto gobolka Geeska Afrika ammaan darro. Uhuru Kenyatta oo kula kulmay magaalada Addis Ababa Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres ayuu u sheegay in xasiloonida dalka Soomaaliya ay tahay furaha […]

January 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:-Xaaf oo ka xanaaqay Su,aallo adag oo la waydiiyey iyo waxa dhexmaray Horn Cable TV-Video

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa Laga Qaaday Waraysi Cajiib ah iyadoo Su,aalaha Qaar uu si Cadho leh uga Jawaabay Kadib Markii uu ka Cadhooday Su,aalaha Wariyaha, HALKAN KA DAAWO VIDEO Axmed Ducaale Xaaf Waxaa uu ka Hadlay Amaanka, Dhaqaalaha,Safarkii Madaxwayne Farmaajo, Dib u Heshiisiinta,Mashaariicdii Madaxwayne Farmaajo Dhagax Dhigay iyo Arrimo Kale.

January 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Xubno taageersan socdaalka Cali Khaliif iyo wadahadalkii uu Maamulka Somaliland kula jiray oo Buuhoodle ku shiray-Video

Magaalada BuuhoodLe Waxaa Maanta Ka Dhacay Shir Balaadhan Kaasi oo Lagu Taageersanaa Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland Waxaana Shirkaasi Dhinaca Kale Lagu soo Dhaweeyey Afhayeenka Jaaliyada Khaatumo ee Uk Maxamuud Cilmi Dhuunto oo Booqasho haatan Buuhoodle Ku Jooga. HALKANI KA DAAWO VEDIO Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Ahmed Xaaji Cali iyo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Buuhoodle Maxamuud Nadiif ayaa […]

January 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Saleebaan Koore Wasiirka Biyaha Maamulka Somaliland Mise Wakiilka Tukaraq ee Somaliland?-Video

Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC ayaa Sheegay in Dagaalkii Shalay ee  Deegaanka Tukaraq ay soo Qaaday Khaatumo isla Markaasna aysan Ciidamo Puntland ah ka qayb gelin. HALKAN KA DAAWO VIDEO Wuxuu sheegay inaanu dagaal xoogan meesha ka dhicin, Islamarkaana uu soo qaaday Faysal Falaalug, Inkastoo uu magaciisa ka gaabsaday […]

January 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muuse Biixi oo go,aano aan cusbeyn ka soo saaray Sixir Bararka aafeeyay Deeganada Somaliland-Video

Xukuumada Somaliland ee Muuse Biixi Hogaamiyo ayaa Go,aamo adag kasoo Saartay Sixir Bararka Somaliland iyadoo Go,aamadani Saamaynta ugu Badan ay ku Yeelan Doonaan Shirkadaha Somtel iyo Telesom kuwaas oo la sheegay in aan 100$ Wax ka Yar Wax Lagaga Iibsan Doonin. HALKAN KA DAAWO VIDEO Lama Oga Sida Go,aamadan adagi u Dhaqan Gali Doonaan Sidoo […]

January 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...