|

Daawo:-Cali Maxamed Waran-cadde“Colaadda Tukaraq waxaa ka dambeeya Farmaajo iyo Dowladdiisa,,-Video

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamulka Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa Dowladda Somaaliya ku eedeeyay colaada ka aloosan Deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool ee u dhaxaysa Maamulada Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Maxamed Waran-cadde ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo dusha ka saaray Xiisada halkaas ka taagan waxaana uu sheegay in uu isagu ka danbeeyo  kadib markii buu yidhi ay gudaha kaga qarxday Siyaasad iyo Mucaaradad xooggan oo Dowladiisa lagu diidan yahay.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55828

Posted by on Jan 17 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Cali Maxamed Waran-cadde“Colaadda Tukaraq waxaa ka dambeeya Farmaajo iyo Dowladdiisa,,-Video”

  1. hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal nacas ah Adeer farmajo haduu kadamayo hargaysa mow hoyan lahayd xududka itobiya amajabuti ayaad mar hore dhaafilahayde

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...