|

Daawo:-Wasiirkii arrimaha gudaha Maamulka Khaatumo oo iscasilay iyo arrimo badan oo uu Banaanka soo dhigay-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Warbaahinta Lagu Hadlay Wasiirkii Arimaha Gudaha Khaatumo Abdikariim Maxamuud Dhagaweel Waxaana uu sheegay inuu Iska Casilay Xilka Wasiirka Arimaha Gudaha ee Khaatumo Xili oo Warbaahinta La Hadlay.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Wasiirka Ayaa Dhinaca Kale Dhaliilay Qaabka Madaxwaynaha Khaatumo Haatan u shaqaynayo Waxaana uu sheegay in Hogaankii Khaatumo Isku Koobay Dr Cali Khaliif” Sidaasi Darteena uu Xilkaasi Maanta Iscasilay.

 

Dhagjar12@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55790

Posted by on Jan 16 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Wasiirkii arrimaha gudaha Maamulka Khaatumo oo iscasilay iyo arrimo badan oo uu Banaanka soo dhigay-Video”

  1. Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan.
    Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu Saluugo Sida Ay Wax U Socdaan Ama Uu Gudan Waayo Xilkiisa Inta Aan La Casilin

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...