|

Daawo:-Maamulka Khaatumo oo ka hadlay Socdaalka Cali Khaliif e Buuhoodle,Dagaalka Puntland iyo Somaliland-Video

Gudoomiyaha Golaha Deeganka ee Khaatumo Cabdifarax cali cawil oo xalay warbahinta kula hadlay Buuhoodle ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay kamid tahay xaalada degaanka tukaraq,shirkii isimadda ssc,Socdaalka cali Khaliif ee Buuhoodle iyo shirka isimadda ee Buuhoodle lagu qaban doono.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55655

Posted by on Jan 15 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Maamulka Khaatumo oo ka hadlay Socdaalka Cali Khaliif e Buuhoodle,Dagaalka Puntland iyo Somaliland-Video”

  1. Bismillaah

    Suaal, qaabka dawlada Khatumo, xubnaheeda xilalka ka haya, ma waxay ku wada jooggaan, nidaam iyo sharci, mise, qof walba, isagaa ka sareeya sharciga, haddii nidaam lagu doortay, miyaan, nidaam, xilka looga qaadi karin, miyay sii ahaanayaan masuul? Yaab. Gudoomiyihii hore, iyo xubnihiisii kale ee golaha degaanka kula jirey, xilligoodii wey dhamaysteen, waqtigoodii ka dib, iyadoo aan xil laga qaadin bay u leexdeen meel kale, iyo mucaaradnimo. Waxa degaanka, laga soo doortay gole dhexe, oo markii danbe gudoomiye cusub sii doortay, saxaafadu iyadaa na soo gaadhsiisay, golaha iyo gudoomiyaha iyo qaabkii loo doortay.

    Saxaafada xorta ah, waxaan weydiinayaa, anshaxii saxaafadu mee? Weriyeyaal ka lacag qaata Bilaadu bint, si toosa iyo si dadban, oo uu ugu horeeyo Ali xaraare iyo Yaasiin iyo kuwo idaacado USA afsomali ku hadsha ka hadla oo reer Khatumo sheegta, oo waxay bi`inayaanna aan ogayn iyo caruur aan fahmayn waxay qorayaan oo 50ka $ la caqliya, ayaa fawdo kuwada maamulka Khatumo iyo in la isku haysto, isku haysad ma jiro iyo xuuxis, xaga sharciga waa ash khaas reer Khatumo ah.

    Cagalule iyo 7dii xildhibaan, sida sharcigu qabo xilkii looga qaaday, waxay fawdo iyo diidmo qayaxan ka keeneen, xil nala gama qaadi karo. Waxay heleen dhaqaale uga yimi bilaadu bint, oo soo bakhti afuufay. Teamkii Cabdi Farax, ninkii isku wadi jirey, afhayeenkana u ahaa, baa bilaadu bint u magacaabatay gudoomiye u joogga Buhodle, team-kiisii siday u dhamaayeen, si cilmiyeysan, buu ula wareegay, waana wakiilo u adeega bilaadu bint iskuna qariya magaca Khatumo. Wuxuu ku hantay, raashinkii UNta ee la siiyo dadka IDP`s bilaadu bint dhex joogga. Waxa loo qoray golihii hore, iyaga iyo odayada qaarkood iyo askartii dhaashane. Dhamaan, waxay 180 degree u wareegeen bilaadu bint iyo colaad Khatumo, waxaana sababay raashinkaa dhacay, oo ay ka doorteen karaamadoodii iyo dadnimadoodii.

    F.G Dad badan, oo soo halgamay, oo la xaday, oo meel xun hadda maraya, ayaa jira, iyagana Alle ha soo hadeeyo, waxa ka mida kuwii bilaadu bint xafad Khatumo ee beenta ahayd (Cagalule ma aha m/weyne Khatumo) ugu qabatay London, waxa ka qayb galay, oo ka wada hadlay waxay u badnaayeen bilaadu bint iyo xoogaa Hawiya oo lagu soo xaday Dr. Ali dalkuu kala goynayaa, mana jirto meel reer Khatumo loogu saxeexay kala go`yn, waxani waa wax la dhoobdhoobo, oo lagu cadaab mudan karo. WBT

  2. Cid fahamtay ma jirto waxa aad soo qortay oo tirade badan madax iyo majo ma leh

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...