|

Daawo:-Jaamacada Bariga Africa ee Buuhoodle oo soo Dhawayn u Samaysay Arday Ku soo Biirtay Jaamacada-Video

Jaamacada Bariga Africa Laanteeda Buuhoodle Ayaa soo Dhawayn Balaadhan u Samaysay Arday Ku soo Biirtay Jaamacada Ardaydaasi oo Ka Kala Timid Magalooyinka Hargaysa Laascaanood iyo Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Cayn

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Waxaa Halkaasi Maamulka Jaamacadu Arday Ku Gudoonsiiyey Shahaadooyin ay Kaga Qalin Jabiyeen Jaamacada Bariga africa ee Buuhoodle Waxaana Xafladaasi Lagu Casuumau Cuqaasha iyo Waxgaradka Buuhoodle.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55576

Posted by on Jan 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Afeefasho, mucaarad, ma ihi, laakiin, sida hadda maamulkeenu wax u wado, dareen bay leedahay,...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MAA HADDANA LAASKA SOO GALAY?! “waxaan marnaba marnaba la aqbalaynin, waar pL baa...
  • dhunkaal: hadjakhley INA waran cadde weligiisba meelaha daciifka ah ayuu ka hadlaa waa doorshan ama xaar walwaal...
  • Fardojaan: Mahadsanid Sida Fudud Ee Aad Xilka Uga Tagtay Buuq La,aan. Waa Dimuqraadiyad in Qofku Is Casilo hadii Uu...
  • Ceegaag: SAHANKII NABADDA MIYAA SOCDAALKANI?