|

Madaxweyne Farmaajo oo maanta safar dhulka ah ku tagaya Magaalada Gaalkacayo..

Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Gaalkacyo ay gaaraan Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku maraayay degaanada Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Magaalada Gaalkacyo waxaa uga bilaaban doonta booqasho  uu ku maraayo degmooyin ka tirsan maamulka Galmudug iyo qaybo badan oo kamid ah gobalka mudug.Farmaajo iyo Wafdigiisa ayaa hadda ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa lagu waddaa in uu ku yimaado safar dhulka ah Magaalada Gaalkacyo, waxaana uu la kulmi doonaa qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa intaas kadib waxaa ay usii gudbi doonaan gobalka Galgaduud qaybo kamid ah halkaas oo uu socdaalkii loogu mgac daray socdaalka nabada uu kusoo gaba gabeynh doono maalmaha soo socda.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55499

Posted by on Jan 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • huruuses: Wuu quudhi waayey inuu dhaho dadka deegaanka iska leh ha loo daayo waa dadka masiibadan ka danbeeya
  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...