|

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo gaadhay magaalada Gaalkacayo iyo Soo dhaweyn balaadhan-Video

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Wafdiga Madaxweynaha oo ka soo kicitimay magaalada Boosaaso ayaa la filayaa inay caawa ku hoydaan magaalada Gaalkacyo.

Waxaa soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Maaamulka Gobolka Mudug ee labada dhinac.

HALKAN KA DAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka Gaalkacyo kula hadli doona Fagaaraha Kamaaludiin, halkaasoo boqolaal shacab isugu soo baxeen.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu uga gudbo Gaalkacyo, deegaanada kale ee Galmudug, sida Cadaado, Caabudwaaq, Dhuusa Mareeb iyo Guriceel.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55558

Posted by on Jan 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo gaadhay magaalada Gaalkacayo iyo Soo dhaweyn balaadhan-Video”

  1. Dadkii reer Puntland oo walaalihiin ahaa oo maanta madaxwaynohooda soo dhaweeyay ma quuri waydeen ma galmudug oo aan wali madaxwaynuhu ugudbin baad ku shaabadayseen madaxwaynuhu wali waqooyiga Galkacyo ayuu joogaa bari wixii loo garo ayuu galmudug dhankooda aadayaa kolay war idin galimayeee waa taas xaqiiqdu maantana puntland baa lahayd barina galmudug xaafna waa lagu sharfay

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...