|

Daawo:-Heerka Shaqo la,aanta Somaliland oo meel xun gaadhay iyo Dhalinyaradii oo Muqdisho u hayaamay-Video

Heerka Shaqo La aanta ka Jirta Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Gaadhay Halkii ugu Saraysay Waxaana Dhalinyarada Somaliland Arrintaasi ku Khasabtay inay Shaqo u Doontaan Dawlada Fadaralka Somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyarada Somaliland ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Lagu Arkayey Magaalada Muqdisho iyo Garoowe kuwaas oo Shaqo u Doontay Goobahaasi kadib Markii ay Shaqo ka Waayeen Dhulka Maamulka Somaliland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55552

Posted by on Jan 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Heerka Shaqo la,aanta Somaliland oo meel xun gaadhay iyo Dhalinyaradii oo Muqdisho u hayaamay-Video”

  1. Way Ina qosliyen Borama laga kopigareyey

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...