|

Daawo:-Dowladda Turkiga oo Cadowga Soomaaliya adhaxda ka jabisay iyo Heshiisyo Taariikhi ah-Video

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis wax is dhaafsi oo dhinacyo badan leh, markii uu halkaasi ka furmay shirka is kaashiga Ganacsiga ee labada Dal, Waxaana Heshiiska uu dhabar ku noqon doonaa Cadowga Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Heshiiskan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociisa ah ee ay labada dowladood kala saxiixdaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin Labada dowladood ka kala tirsan.

Heshiiskan iskaashi ayaa dhigaya in Soomaaliya suuq ku yeelato Turkiga, si ganacsiga Soomaaliya loo gaarsiiyo Yurub iyo Asia, Turkiga ayaa iyaguna qaadan dona Khayraadka dalkeenna, sida Kalluunka, dalagga Beeraha iyo xoolaha.

Heshiiskan oo ah mid Taariikhi ah ayaa waxaa ugu dambeyntii qalinka ku wada duugay labada Ra’iisul wasaare ku-xigeen ee Soomaaliya iyo Turkiga, waxayna tallaabadani fursad weyn u noqon doonta Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55495

Posted by on Jan 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...