|

Daawo:-Dhagaxaan Macdan ah oo Dekadda Berbera laga raranayo iyo Dhug la,aanta Muuse Biixi-Video

Muuqaal laga soo duubay Dekadda Magaalada Berbera ayaa muujinaya baabuur waa weyn gaar ahaan nooca loo yaqaano iska-rogadda oo daabulaya dhagaxaan loo maleynayo Macdan kuwaas oo lagu daabulayo Koonteenaro waa weyn kadibna la sii saarayo maraakiibta waa weyn.

Xamaaliinta rarayey koonteenarka ee ka rogayey isku rogada ayaa ku heesayay,,Muuse Ma oga,Muuse ma oga,, iyo hal ku dhigyo muujinaya sida muuse biixi u moogyahay khayraadka iyo macdantii dalka oo la guranayo.

Lama oga ilaa hada cida rasmiga ah ee raranaysa dhagaxan macdanta u eg ee Dekadda laga daabulayo sidoo kalena lama oga dalka guranaya macdantan ee dhagaxaantaan qaadnaaya,balse waxaa la og yahay in Dekadda magaalada Berbera ay a  gacanta ku hayso shirkad laga leeyahay dalka imaaraadka carabta.taas oo ay shaki weyn ka muujiyeen shacabka deegaanada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO GA

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55536

Posted by on Jan 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • huruuses: Wuu quudhi waayey inuu dhaho dadka deegaanka iska leh ha loo daayo waa dadka masiibadan ka danbeeya
  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...