|

Daawo:Qaarka mid ah Isimadda dhaqanka SSC oo ku baaqay xaalad dagaal,iyo Shir weyne ay qabanayaan-Video

Qaar kamid ah Isimada Dhaqanka Gobolada SSC oo Maalmihii ugu dambeeyay Shir uga socday deegaanka Buuro-wadal ee Gobolka Sool ayaa Soo saaray Go’aano kala duwan oo ay uga hadleen Xaalada deegaanada iyo Weerarkii dhowaan ciidanka Somaliland ay ku qabsadeen Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isimada ayaa ugu baaqay Bulshada deegaanka in loo midoobo Xoraynta deegaanka, waxayna shegeeen inaysan Mardambe Gacmaha Laaban doonin, Waxay Fariin adag u direen Maamulka Somaliland, Waxay sidoo kale shirkooda Laga Akhriyey Bayaan ku aadan Qabsoomida Shirwayne ay horey ugu dhowaaqeen.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55476

Posted by on Jan 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6 Comments for “Daawo:Qaarka mid ah Isimadda dhaqanka SSC oo ku baaqay xaalad dagaal,iyo Shir weyne ay qabanayaan-Video”

  1. Bismillaah

    Ruwaayadii, Kooxdii waaberi beri samaadkii, ee Aw koombe. Markiii tuugu u soo dhacay, isagoo soo jeeda, ee uu rartay gurigii, baa lagu yidhi, waar haye, wuxuu ku jawaabay, haddii uu nigiska isku deyi lahaa inuu xado waxbaa ka raaci lahaa. Haatan odayadan waxay u shaqeeyaan sidii inay askar bilaadubint u qoran, oo waxii loo laqimo fuliya. Hore, shaqadii ugu horeeysey ee ina yeey u dhiibay, waxay ahayd, in dadkii loo kala furfuro (Faarax, Bahanugaaleed, Maxamud). Maanta, oo xeedho iyo fandhaal kala tageen, sidee bay dal ku xorayn karayaan, xitaa, waxa la xumaatay inay Garowe baaqan ka soo saaraan, buuro-nedel bay wixii C/weli soo faray ku sheegeen. Bilaadu bint baa laga qabsaday, iyadaa laga rabaa inay macno la timaado ama iska samirto, waayo Tukaraq waxay raacday dariiqii Laaska. Reer Khatumo maamulkooda ha ku dabo faylaan hana la socdaan, oo ha ogaadeen meesha wax u marayaan, hana la xisaabtamaan. WBT

    • Ciladu waxay ka jirta odayaashu waxa Puntland u sheegto aad bay u maqlaan oo ugu dhega nugul yihiin. Lakiin waxa Puntland samaynayso ma arkaan. Sida darteed, waxay u haystaan in dadka kalena iyaga la mid yahay. Waxay illaaween in dadku wax arkaan, waxna maqlaan, ee aan sidooda caamo la wada ahayn. SALLAAMAAD.

  2. Odayadan, wali waxa number-kooda isticmaasha Bilaadu bint, bal waa wareeydan Tv ga bilaadubint eega

    https://www.youtube.com/watch?v=eJn4rJo-Kw0

  3. Masha Allah adeeradayo geesiyaal na xoreeya???

  4. Kkkl wa waren kkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...
  • Jamaal: Duff ku wax Cali ciise Hurdaaye
  • Ceegaag: IYAA! Oo ina Ciise yaa ka soo salaliyay?! Ina Ciisoow dee heshiiskan iyo Tukarraqdan aad ka hadlaso waa...