|

Daawo Waraysi:-Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda Khaatumo ee Minnesota oo ka hadlay arrimo Xasaasi ah-Video

Maxamuud Cumar Ciise ( Xiirey )   ayaa dhowaan loo doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda Khaatumo ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ugu horayn wuxuu ka hadlay waxyaabaha loo doortay iyo Waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qaban doono.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waraysi uu la yeeshay Wariye Cali Xaraare ayaa Wuxuu kusoo Bandhigay Gudoomiye  Xiirey  Arimo kala duwan oo maamulka Khaatumo ku saabsan,   Wuxuu sidoo kale ka halday Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland, Xukuumada Cusub ee Somaliland.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55437

Posted by on Jan 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Waraysi:-Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda Khaatumo ee Minnesota oo ka hadlay arrimo Xasaasi ah-Video”

  1. Bismillaah
    Hambalyo, gudoomiyaha cusub ee Minnesota, hawsha Alle ha kuu fududeeyo, iskana ilaali awrta Bilaadu bint u ah rareyda, yaanay ku qalin daarin, wada hadalka socda, soo dhawee, wax jeegaan la yidhaahdo Khatumo, ma khuseeyaan, jeegaantu waa 2 habrood iyo eydooda. WBT

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.
  • Abdi: Waa canaasiirtii reer SSC oo ismagacawday. Reerku meel haw dhaqaajo siyaasaddiisa, ee MUNAAFAQNIMADDA iyo...