|

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo si balaadhan loogu soo dhaweeayay Boosaaso iyo Khudbad Cajiib ah-Video

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo booqasho ku maraya Qaybo kamid ah dalka , ayaa maanta soo gaadhay  xarunta gamacsiga ee Bosaso oo si weyn loogu soo dhaweey wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bulshada qeyabheeda kale duwan oo gacmaha ku sida calanka Soomaaliya iyo kan Puntland ,isla markaana taagan hareeraha waddooyinka magaalada iyo mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigiisa si heer sare ah ugu soo dhoweeyay magaalada Bosaso.

Madaxwaynaha ayaa goob Fagaare ah kula hadlay Kumaanan kamid ah Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55464

Posted by on Jan 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...