|

Daawo:-Boobe Yuusuf Ducaalle oo ka hadlay xaaladda ka taagan Tukaraq,Weerarna ku qaaday Dowladda Soomaaliya-Video

Boobe Yuusuf Ducaalle oo ka mid ah siyaasiyinta Maamulka Somaliland ee Hargeysa ku sugan ayaa ka hadlay xaaladda ka aloosan deegaanka Tukaraq isaga oo weeraray Dowladda Soomaaliya isla markaana sheegay in aysan Somaliland u qireyn maamulkeeda isla markaana waxa ka socda Deegaanka Tukaraq wuxuu ku sheegay dagaal fikri ah waxa ka socda Halkaas.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55459

Posted by on Jan 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Boobe Yuusuf Ducaalle oo ka hadlay xaaladda ka taagan Tukaraq,Weerarna ku qaaday Dowladda Soomaaliya-Video”

  1. Bismillaah

    “Ma ba dhuranine dhawrtaysan ogaa”, Tukaraq,tukaraq, tukaraq, tukaraq…

    Odaygan, Boobe, sida ka muuqata magaciisa, waa boobe, xag jira, oo aad u fog, oo ka mida, xag jirada Ex- jabhadii SNM; Waa caadifi, ku duula caadaifad qabiilaysan, runtana iska indho tira. Waxay isku aragti cunsuriyeed, ku wada duulaan Muuse/shaani, iyo ina Kaahin, qabaa`iil nacaybna kama maqna. Waxa inta u dheer been ka sheegida taariikhaha Somalida. Isagoo, taariikhihii soo maray dalka intoodii badnayd kufsaday, kana been sheegay, wuxuu u sitaa, oo u qaatay, qoraa Boobe, dad cunsuriyiina oo wax ka dhegeystana, wuu haystaa. Koonfur waxa la la xisaabtami karaa, marka reer waqooyi midaysan oo heshiiyey la helo, inta ka horeeysa ha ku daalinna. WBT

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...