|

Daawo:-Wasiirka gaashandhiga Maamulka Somaliland oo diiday in uu ka hadlo Dagaalka Tukaraq-Video

Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland Mr Ciise ayaa Diiday inuu ka Hadlo Dagaaladii Shalay ka Dhacay aaga Gobolka Sool ee Dhanka Puntland isaga oo Ka War Wareegay Su.aalo ay Waydiiyeen Saxaafada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mr Ciise Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo kasoo Jeeda Gobolka Sanaag ayaa Hore usoo Noqday Xildhibaan ka Tirsan Barlamaaanka Maamulka Puntland isaga oo Maantana ah Wasiir Somaliland ah.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55380

Posted by on Jan 9 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...