|

VEDIO” Cali Maraykan oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq Ka Dhacay” Dhinaca Kale Beeniyey in Somaliland Difaacday Garaadka Guud

Cali Cilmi Warsame Cali Maraykan oo Goor Dhawayd La soo Xidhiidhay Warbaahinta ayaa Ka Hadlay Dagaalkii Maanta Galinkii Hore ka Dhacay Degmada Tukaraq ee Gobokaasi Sool Kadib Markii Halkaasi Maanta Ciidanka Somaliland Weerar Ku soo Qaadeen.

  HALKANI KA DAAWO VEDIO  

 

Cali Maraykan ayaa Dhinaa Kale Beeniyey in Ciidankaasi Somaliland ay Difaaceen Garaadka Guud Dhulbanate Garaad Jamac Garaad Cali oo ku Sugan Deegaanka Karin ee Gobolka Sool oo Haatan Garaadka Fariisin u ah.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55347

Posted by on Jan 8 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...