Home » December 27th, 2017 Entries posted on “December, 2017”

Daawo:-Muuse Biixi oo si qoto dheer uga hadlay Dagaalka Koonfurta Gobalka Sool-Video+Warbixin

Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Colaada u dhaxaysa Beelaha Mudug iyo Sool ee maalmihii lasoo dhaafay ka taagnayd deeganada  Qoriley iyo Magacley. HALKAN KA DAAWO VIDEO Muuse Biixi ayaa sheegay inaysan Jirin Sabab uu dagaalka Noocaasi ah kusii socdo, oo ay dad badan ku dhintaan, Sidoo kalana wuxuu sheegay […]

December 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Maamulka Somaliland oo ka qayliyey Hawadda Soomaaliya ee laga maamuli doono Muqdisho 27 sano kadib-Video+Warbixin

Maamulka Somaliland ee Xaruntiisu Tahay Magaalada Hargaysa ayaa Sida Fiinta uga Qayliyey Horumarka Dawlada Soomaaliyeed Samaynayso Gaar ahaana Maamulka Hawada oo Dawlada Somalia lasoo Wareegtay. Xubno ka tirsan Maamulka Somaliland oo Shir ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Muujiyey Sida ay uga Xun Yihiin in iyaga oo arkaya Dawlada Somalia la soo Wareegtay Maamulkii Hawada Somalia […]

December 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Maxakamadda Racfaanka G.Banaadir oo mudo cusub u qabatay Kiiska Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saalax Sheekh Ibraahim Maxamed ayaa waqti cusub u qabatay kiiska dacwada loo heysto C/raxmaan C/shakuur, iyadoo ku wargelisay Taliyeyaasha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Booliska degmada Wadajir inay gaarsiiyaan mudada loo qabtay dhageysiga dacwadiisa, si uu uga soo qeyb galo. Warqadan oo goor dhow ka soo baxday Xafiiska […]

December 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland oo Xalay la dilay…

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa xalay lagu dilay meel ku dhow gurigiisa oo ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Qaaley Yuusuf Jiile ayaa Taliye ka ahaa Xero Inji oo ay saldhig ku leeyihiin Ciidamada Daraawiishta. Kooxaha dableyda ee dilka geystay ayaa baxsaday, waxaana ciidamada ammaanka ay wadaan […]

December 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Maamulka Somaliland oo ka jawaabay Hanjabaddii Kooxda xuutiyiinta Yamen u soo direen…

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay hadal ka soo yeeray Kooxaha Xuutiyiinta Yemen, oo u hanjabaya inay gantaalo ku soo weerari doonaan Hargeysa, hadii Imaaraadka Saldhiga Milateri ka dhisto Berbera. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in muuqaaladaas ay ka arkeen baraha bulshada, balse aanay jirin war rasmi ah oo ka soo […]

December 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Qalabka lagula socon doono Hawadda Soomaaliya oo la rakibay iyo goorta Xadhiga laga jarayo-Sawiro

Horumarka ay Wado Dawlada Somalia ayaa Si Xawli ah uga Soconaya Dalka Gaar ahaana Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho inkasta oo Hawlaha Horyaala Dawlada ay aad u Badan yihiin . Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jirta la soo wareegida Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo maalinta berri la furi doono Xarunta lagala socon doono […]

December 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Laascaanood odayaasha Beesha Bararsame oo ku baaqay in Maxakamad lasoo taago Cabdiweli Gaas-Video

Odayaal iyo Waxgarad Kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa ku baaqay in Maxkamad Caalami ah lasoo taago Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas). HALKAN KA DAAWO VIDEO Odayaasha ayaa ku eedeeyay inuu Hogaaminayo Qayb wayna uu ka yahay dagaalkii iyo Colaada ka taagana Deegaanka Gumburka Cagaarre, Waxayna sidoo kale u mahad celiyeen Madaxwaynihii Hore […]

December 26th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Maxakadda G.Banaadir oo Racfaan kusoo celisay dacwaddii loo haystay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur..

Maxkamadda Racfaan ee Gobolka Banaadir ayaa muddo u qabatay dhageysiga dacwada loo heysto siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maalmo ka hor ay sii deysay Maxkamadda Gobolka Banaadir, kaddib markii ay ku weysay wax dambi ah. Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa ka hor-yimid go’aanka Maxkamadda Gobolka banaadir ay ku sii deysay, isla markaana ku caddeysay in aan […]

December 26th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Maraakiibta Dagaalka Ruushka oo lagu arkay meel ku dhow Dalka Ingiriiska iyo Warbixin xasaasi ah-Video

 Maraakiibta dagaalka Britain ayaa dabagalay mid uu leeyahay Ruushka oo lagu arkay badda Waqooyiga UK, intii lagu gudajiray xilliga fasaxa ciidda masiixiyadda, sida ay shaaciyeen ciidammada badda ee boqortooyada. HALKAN KA DAAWO VIDEO Markabka dagaal ee HMS St Albans ayaa sheegay in “dhaqdhaqaaqa markabka Admiral Gorshkov uu ku soo dhowaaday danaha qaran”. Markabka dagaalka Ruushka, […]

December 26th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweynaha oo amray in Saraakiisha Dhalinyarada loo magacaabo hoggaanada Ciidanka xoogga Dalka-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidamada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo magacaabo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen C/wali Jaamac Gorod ayaa ku dhawaaqay in Saraakiil dhalinyaro lagu wareejin doono hoggaanada iyo qeybaha Ciidamada xoogga dalka, iyadoo la […]

December 26th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...