|

Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland oo dhalinyarada Hargeysa Suuqa Timaha kaga jaraya-Video

Ciidamo ka tirsan Booliska ka howl gala magaalada Hargeisa ayaa Ugaadhsi ku bilaabay Dhalinyarada la baxay Timaha,  Iyagoona Xoog uga Xiiraya Suuqa Bandhtankiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuqaal laga duubay ayaa muujinaya Dhalinyarada oo Xoog lagu Saarayo Gaadhi, Sidoo kalana Laga Jarayo (Xiirayo) Timaha,  Waxaana qaar kamid ay Halkaasi ka jeedinayeen Hadalo Calaacal u badan. DAAWO WAXA KALA QABSADAY.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=55133

Posted by on Dec 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland oo dhalinyarada Hargeysa Suuqa Timaha kaga jaraya-Video”

  1. Malaa ICTIRAAF kaa galay timaha, mise MARQAAN kaa ka tusay. Iyaa, QAADkii bay hadh iyo habeen cunayaan, oo ah DAROOGO halisa sida la caddeeyey, markaasay ciyaal timahood ku mashquulayaan.

    Waa reer inta badan wada daroogaysan oo aan haddana is ogayn. Markaad dhibkaaga aqoonsato ayaad xalkiisa heli kadhaa, lkn haddaad meesha lagaaga yimidba ogayn ama aadka leex leexanaso waa musiibo.

    Waxaan malqaa KHAMRI baa la qabtay oo la gubay oo dadkii sitayna la xiray, saa dhinaca kale QAAD & SHIISHAD baa la isku dhuuqayaa. Bal idinku fahma!

Leave a Reply

Recently Commented

  • Ceegaag: Alla maxaa RIWAAYAD la jilayaa. Waar Ra’iisal waseere xaggee adiga kuugu soo hagaagnaa inta aadan...
  • Ceegaag: Asc. Baarlamaankii baa garsoorkii iyo maxkamadihii doorkoodii qaatay! Waa meel ay u dhammaatay, bal waxaa...
  • Ceegaag: Beyle ma tagi karo gobolkii uu ka yimi, dadkuu ka dhashay Hargaysaa canshuurta ka gurta markaas buu rabaa...
  • qorrog: Mashallah. Waa good nayuus. Anigu waxaan odhan lahaa Dhulbhanta iyo Habr jeclona hallaga iibiyo cimaaraadka....
  • Ceegaag: Asc. Horta khilaafku waa wax sunna ah oo mar la arkaba iman kara, lkn sidee loo xalliyaa oo yaa u gar...