|

Daawo:-Cali Khaliif oo Si adag uga jawaabay hadalkii Saleebaan Gaal iyo Wuxuu ka yidhi Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland-Video

Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Hargeisa ayaa ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Gudoomiyaha Guurtida Soomaliland Saleebaan Maxamuud aadan kaasi oo sheegay inaan waxba ka jirin heshiiskii ay galeen Khaatumo iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Khaliif ayaa sheegay in Heshiiska khaatumo iyo Somaliland aanu ahayn mid lala dhuumanayo,  Wuxuuna hadalkan kusoo beegmayaa iyadoo aan weli cadayn sida loo hirgelin karo Heshiiskaasi.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=54274

Posted by on Dec 6 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Cali Khaliif oo Si adag uga jawaabay hadalkii Saleebaan Gaal iyo Wuxuu ka yidhi Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland-Video”

  1. Cali jawaabteesu waa dameer aad saaran tahay dhuusadiisu wax kuma yeesho xaguu fadhiyaa Cali Khaliif oo Si adag uga jawaabay hadalkii Saleebaan Gaal sow hargaysa ma aha adeerayaalow inaga daaya beenta ah nin la haysta ah miyaa cid u jawaabi kara sow kan ka soo muuqda tvga isaga oo aad moodo maskiin cunto dhowraya ma kaasaa u jabaabi kara s.gaal.

  2. Madaxda Reer galbeedku markay arkaan siyaasi iyo hogaamiye carab ah oo is cajabiyey oo isla wayni iyo kibir hayo kama qasaan kkk way sii koolkooliyaan waxay u dejiyaan xeelado uu hogaamiyahaasi iskii isu halaago.Majeerteen wuxuu isu bokhray in siyaasada daaroodka isaga uun wax laga waydiiyo daaroodkii kalena kama qasin e waxay ku yidhaahdeen mj waayahay e na Horgal mj wuxuu noqday sidii hogaamiyayaashii carabta card gubtay oo la isticmaalay mj iga dheh

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Odayadana Waxaan leeyahay dacwad sawt iyo Suurat ah ka gudbiya taliyahaas oo u gudbiya hayadaha mushahaarada...
  • NINA: Taliyahan Waxaan leeyahay’ Kaan qayrak ashtar’kuwii kaa horeeyey baa ku hungoobay adeer laascanod...
  • NINA: Faratoon fursad qaali ah bu haystaa waa in uu caruurta reer miyiga ah iyo geeljiraha u sameeyo iskuulo iyo...
  • Hirad: Xaglo toosiye waa tuug la qabtay talo ma leh Ina ducaale qambi ayaa meesha atoore ka ah
  • Hirad: Bahararsame waxay caan ku tahay dilalka qorshaysan ilaa taariikh fog