|

Muqdisho Wadooyinka waa weyn oo Saaka Xidhan iyo Sabab yaab leh…

Qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran waxaana dadka iyo Gaadiidka ay isticmaalayaan wadooyin qarada jeex.

Inta badan magaalada ayaa xiran waxaana la sheegay in loo xiray Shirka amniga ee ka socda magaalada Muqdisho, Shacabka muqdisho ayaa sheegaya in ay dhib badan ku qabaan wadooyinka xiran waxaana saakay la arkayaa dad lugeynaya meelaha xiran.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in qaato ugu yaraan Labo maalmood waxayna dadka kuu sheegayaan in ay aad ugu adagtahay xirnaan-shiyaha wadooyinka.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=54187

Posted by on Dec 4 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Odayadana Waxaan leeyahay dacwad sawt iyo Suurat ah ka gudbiya taliyahaas oo u gudbiya hayadaha mushahaarada...
  • NINA: Taliyahan Waxaan leeyahay’ Kaan qayrak ashtar’kuwii kaa horeeyey baa ku hungoobay adeer laascanod...
  • NINA: Faratoon fursad qaali ah bu haystaa waa in uu caruurta reer miyiga ah iyo geeljiraha u sameeyo iskuulo iyo...
  • Hirad: Xaglo toosiye waa tuug la qabtay talo ma leh Ina ducaale qambi ayaa meesha atoore ka ah
  • Hirad: Bahararsame waxay caan ku tahay dilalka qorshaysan ilaa taariikh fog