Home » November 29th, 2017 Entries posted on “November, 2017”

Daawo:-Burco waxgaradka Beesha Habar-yoonis“Muuse Biixi nooma talin doono,Shir baa Ceerigaabo nooga furmaya,,-Video

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Habar-yoonis oo kulan ku yeeshay magaalada Burco, ayaa Taageeray Shir ay sheegeen in lagu Qaban doono magaalada Ceerigaabo, Kaasi oo ay uga Arinsan doonaan Danahooda Kadib Doorashadii uu kusoo baxay Muuse Biixi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Odayaasha ayaa cod dheer ku sheegay inuusan Muuse Biixi u talin […]

November 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO YAABKA:-Guri Cabdilaahi Yuusuf Muqdisho ku lahaa oo la isku qabsaday iyo Cida loo xukumay Gurigii-Video

) Guri uu lahaa Alle ha Naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay la isku haystay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Nabadoon Xaad oo kamid ah Madaxda dhaqanka ayaa codsaday in dadka Guryaha Dulmiga kuhaysta ay iska celiyaan, Wuxuuna sheegay in Gurigan ay leeyihiin Qoyska Cabdillaahi […]

November 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Shabakadda Horufadhi Media oo warbixin gaara ka diyaarisay Heshiiska dhexmaray Dowladda Soomalia iyo Qadar-Video

Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ku kala saxiixday maanta magaalada Muqdisho heshiis horumarineed oo ku kacaya labo boqol oo malyan oo dollar iyadoo saxiixa heshiiskana uu goobjoog ka ahaa ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Heshiiskan oo ah mid mashaariic horumarineed loogaga hirgelinayo wadanka Soomaaliya ayaa yimid kadib markii uu saaka soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi […]

November 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Ururka Safamalka ee Anfac oo Qaybo Cusub Ku Kor Dhiyey Dugsiga Hoose Dhexe ee Banyaal

Ururka Anfac oo Kamid ah Ururada Samafalka ah ee Ka Hawl Gala Degmadaasi Widh Widh ee Buuhoodle iyo Deegaanada Hoos Yimaada ayaa Qaybo Cusub Ku Kordhiye Dugsiga Hoose Dhexe ee Degmadaasi Waxaana Munaasabadaasi Goob Joog ahaa Waxgaradka Deegaankaasi.     HALKANI KA DAAWO VEDIO   Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Maxamed Abdilaahi Maxamed Dheeg […]

November 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Dhiggiisa Kenya?…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan khaasa kula yeeshay dhigiisa Kenya Uhurro Kenyatta. Labada Madaxweyne ayaa kawada hadlay xidhiidhka labada dal, Amniga, Siyaasada iyo Ganacsiga,waxa ayna isla fahmeen inay muhiim tahay in lagawada shaqeeyo dhinacyada aan kor kusoo xusnay. Farmaajo iyo Kenyatta ayaa isla fahmay in waxbadan laga […]

November 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Kooxo Hubeysan oo Xalay Muqdisho ku dilay Haweenay Waayeel ah…

Kooxo hubeysan ayaa xalay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ku dilay haweeney 65 sano oo ka tirsanaan jiray Ciidamada Milateriga Soomaaliya. Haweeneyda la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Siteey Maxamed Aadan, waxaana ay aheyd howlgab sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxo ku hubeysan bastoolado ay ku dileen agagaarka gurigeeda, kadibna […]

November 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Itoobiya oo war ka soo saartay Dagaal dhexmaray Soomaalida iyo Oramadda-Video

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in dad ka badan 20 ruux ay ku dhinteen dagaal todobaadki hore dhex maray qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Afhayeen u hadlay Dowlada Ethiopia Negeri Lenco, ayaa sheegay in deegaanka Oromada laga soo xiray 98 halka dhulka Soomaalidana laga soo qabtay shan ruux. Dadkaan ayaa lalal […]

November 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Qaabka Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Dalka Kenya iyo ujeedka Safarka-Video

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gaadhay  dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata. HALKAN KA DAAWO VIDEO Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta beri oo talaado ah dalka Kenya kaga qeyb gelaya Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo mar kale ku guuleystay doorashadii dhawaan ka […]

November 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Wadada gasha Guriga Muuse Biixi oo Saaka Laami iyo dhisme lagu bilaabay,Shacabka oo-Video

Magaalada Hargeysa waxaa saaka wado Laami ah lagu bilaabay Guriga Muuse Biixi ,waxaana la arkayey Gaadiid nooca jidadka bixiya  iyo qaar kamid ah Hoggaamiye yaasha Xisbiga wadani oo ad ugu Mashquulsan dhisida wadada Laamiga ah ee Guriga Muuse Biixi gasha. HALKAN KA DAAWO VIDEO

November 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Beri Subax ku wajahan Dalka Kenya iyo ujeedka Socdaalkiis…

Madaxweynaha DFS, ayaa la filayaa inuu berri subax u ambabaxo  magaalladda Nairobi, halkaasi oo uu kaga qeyb geli doono Munaasabadda berrito lagu caleema saarayo Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Xilli Labaad loo doortay Xilkaasi. Afhayeenka Madaxtooyadda dalka Kenya, Eric Kiraithe ayaa xaqiijiyey inuu Madaxweynaha Somalia ka mid yahay Madaxda Caalamka ee lagu casuumay Munaasabdaas Taariikhiga ah. Sidoo kale, […]

November 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Dhaqane: Wax garad ka reer khaatumo waa ogyahiin waxa madaxweyne hasan u qabtay iyo waxa uu taraaga Somalidu waxay...
  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.