|

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Yurub oo go,aano adag isla meel dhigay ,Madaxbaanida Africa-Video

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast shirka 5aad ee iskaashiga waddamada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay qaar kamid ah madaxda halkan isugu yimid si loo sii xoojiyo xiriirka iskaashi ee ay Soomaaliya la wadaagto dalalkaas.

Shirka waxaa looga hadlay mustaqbalka xiriirka labada dhinac, kor u qaadista iskaashiga ee dhinacyada amniga, socdaalka, horumarinta xirfadaha, shaqo abuurka Dhalinyarad, xuquuqul iinsaanka, dhaqaalaha iyo maalgashiga.

“Waxaa meel isla dhigay inaan Faragelin lagu samaynin dalalka Afrika iyo kuwa Yurub, oo la Ilaaliyo Wadajirka Madaxbaaninada dalkastaba, oo aan Faragelin lagu samaynin Arimaha gudaha ee dalkasta u gaar ah”

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=54117

Posted by on Nov 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...