|

Daawo:-Ciidamadii ugu badnaa oo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo lagu daray Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed-Video

Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa waxay si Rasmiya uga mid noqon doonaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Qaybtiisa 54-aad, Kuwaasi oo Hoos tagi doona Dawladda Dhexe ee Soomaaliya.

Sidiiq Warfaa  oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, Sidoo kalana ah Xoghayaha Guud ee Gudiga Difaaca ayaa Xaqiijiyey Arintaan, Wuxuuna sheegay in maalinta Beri ah (Khamiis) loo Qaban doono Munaasibada lagu shaacinayo.

“Iyadoo ay Dawladda Federaalka Soomaaliyeed ay ku Howlantahay Tayaynta iyo Midaynta Ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed ayaa Bari Khamiis  ah ( 30-ka Bisha, 2017)  Ciidanka Daraawiishta Puntland si Rasmi ah uga mid noqon Doonaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Qaybtiisa 54aad, waana   Talaabo Wanaagsan oo lagu soo celinaayo Kalsoonida Shacabka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudiga Difaaca oo leh korjoogteenta Wasaarada Gaashaandhiga ayaa arintan kala shaqayndoono Wasaarada Gaashaandhiga, Dowlad-Goboleedyada iyo inta ay Qusayso  (All stakeholders)  Guul Soomaaliya “ Ayuu yidhi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=54088

Posted by on Nov 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?