|

Daawo:-Boocame Ugaas Cabdirashiid oo si adag uga hadlay Dhulbalaadhsiga Maamulka Puntland ka wado Bixin-Video

Ugaas C/Rashiid Xasan oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Degmada Boocame ee Gobolka Sool ayaa eedayn dusha uga Tuuray Maamulka Puntland, Wuxuuna sheegay inay deegaanka Bixin  ay ka  wado Dhul-boob Cusub.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Maamulka Puntland, Ama Qabiilka dega Garoowe waxay Caado ka dhigteen inay kusoo duulaan oo sheegtaan Deegaanka Bixin oo ka Tirsan Boocame, Waxaanu Leenahay hala Joojiyo daan-daansiga” Ayuu yidhi.

Ugaaska ayaaa sidoo kale wuxuu si gaar ah uga hadlay Gudoomiyaha Garoowe  Cumar Farawayne, oo uu sheegay inuu hogaaminayo Dhul boobka Garoowe ay doonayso.

Ugu dambayntii guud ahaanba shacabka gobolka Sool ayuu ugu Baaqay inay Difaacdaan Dhulkooda.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=54067

Posted by on Nov 29 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Boocame Ugaas Cabdirashiid oo si adag uga hadlay Dhulbalaadhsiga Maamulka Puntland ka wado Bixin-Video”

  1. ugaasow dhulbahante dhulkiisii mee xagaad ku ogayd sow kan ay marayaan Gambadhe ma aha inta soo dhaafeen Caynaba marka dhulkaana waxaad ugu yeedhaysaa iidoor laakiin cirku inta uu jiro ayuu kuu jiraa in iidoor soo dhaafo gambahde adigana waa lagu yaqaan iidoorka ayaad u shaqaysaa puntland waligeed ma damaaciyin dhul tolkood laakiin u jeedadaadu waa in aad keentid iidoor oo waxoogaa san dareerto ah ku seeya damaca aad sheegaysid ma puntland ayaa dhul haysan min Galkacyi ilaa Qaw oo ah bad iyo beri ugaas magac u yaalow iska aamus iidoorka aad u yeedhanaysidna imaan maayo dhulkaan iyaba caqligooda waa qabaan oo horay ayey ugu taamayeen xuduudka ayaan soo xidhaynaa ayey ku hadaaqi jireen wax dhu balaadhsi ah ma jiraane ogrigu baroota ka wayne ma iidoor baad is leedahay ama muuse beexi wadiifad ha kugu siieyo aad leedahay anigaa xudduka soo xidhayee i hubee laakin malinta aad arintaas ku dhaqaaqdid tan kaa raacda hadaad odhan kabtay ma aragtay wax badan ayaa laydin ka xishooday qolyiheenaan u shaqeeya iidoor oo ah caada qaatayaasha oo dhulkoodii iibsaday maantana ma ita hadhay ayaad doonaysaa in aad ka iibiso taasna cidna kaa yeeli mayso waligaa u qayla dhaami iidoor.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.