|

Daawo:Shacabka Boosaaso oo ku kacay Cabdiweli Gaas iyo Shirkadda Imaaraadka ee Dekedda ku wareejiyey-Video

Waxaa magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Barri ka dhacay Banaanbax looga soo Horjeedo Shirkada Imaaraadka ee DP-World iyo Inuu C.wali gaas Wareejiyo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=53584

Posted by on Nov 19 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo:Shacabka Boosaaso oo ku kacay Cabdiweli Gaas iyo Shirkadda Imaaraadka ee Dekedda ku wareejiyey-Video”

  1. Bismillaah

    Shacabka Boosaaso, waxa xukuma oo gumaysta, marba qofka u sareeya Bilaadu bint xukuumadahooda, ay ku dhistaan ku shubashada. Haddana waxa u taliya raha ganacyada buuran (Abdiweli-funk), ee hadda looga bixiyey baraha bulshada Cabdi bilis/ Cabdi faaruq. Nasiib xumada, maanta, Somali wada haysata, hadda isaga ayaa u dirsaday Farmaajo UAE, si iibku ugu dhaqan galo. Farmaajo haddaanu is daba qaban, waxa laga yaaba inuu waayo kalsoonida dadka sidii Sheekh Shariif ku dhacday xilligiisii (karkaarka waxa weydaariyey Farole). WBT

  2. turaab ama ciidow adiga yaa ku gumaysta o aan kuu sheegee kuwa aan kula dhalan oo dhuloodii haysta ayaa dhulkaaga kugun gumaysta markaas ayaad dad wax ka sheegaysaa horta adigu xor noqo ama dhulkaaga ka tali markaas dadka kale waxka sheeg adiga oo ah turaab ayaa gun ah oo lagu gumaystaa ee is xoree .

  3. Bismillaah

    Fiiro.Gaara. Adeer, cid haysata reer Khatumo/SSC, ma jirto, oo aan ka ahayn nacasnimo gaamurtay.. Awelba lagu xaman jirey, oo hadda si muuqata u soo daahirtay, yarana curyaamisay. Bal eeg, nabarka ku yaal, reer Khatumo, waxa u sababa-marabida Hargeysa ilaa Garowe wadhan; inta ka soo hadhay, ee la shaqaysatana, waxay, wax ku cabiraan maxaan cunaa…

    Amxedow, maantana ma waxaad wadaa reer Khatumo/SSC waa daa`uus oo nabar aan dawo lahayn, baa ku yaal. Adeer Aayad quraana oo macnaheedu ahaa” Alle ma qayiro/dooriyo qoom -xaaladay ku jiraan, ilaa ay iyagu iska dooriyaan”. Sidaa daraadeed, reer Khatumo, waa in ay xoogaagaa nacasnimada ha iska daweeyaan, markaa ka dib bay dunida wax la qaybsan karaan. WBT

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...