|

Daawo:Nabaradda Qarsoon iyo radaadka Xanuunka badan ee uu reebay Qaraxii Soobe-Video

Maanta oo kale Bil ka hor  14 October waxay aheyd maalin Madoow oo soo martay Shacabka Soomaaliyeed, waa maalintii ay Al-Shabaab dileen in ku dhow 400 oo Soomaali ah una badnaa Ganacsato, Ardayday iyo dad Saarnaa Gawaari ku xayirnaa Isgoyska Soobe halka 250 kale ay dhaawacmeen oo qaarkood ay dhaawacyada u geeriyoodeen.

Haddaba waxaa la helay Muuqaal muujinayo  Isgoyska Soobe sida uu ahaa daqiiqado yar ka hor inta uusan qaraxa dhicin, Waxaana ka dhex muuqan doona  Gawaadhi badan oo ku sugnaa Isgoyska Soobe, waxaana Muuqaalka laga
dhex arkayaa gaariga is qarxiyey oo xoog kusoo gelaya  bartamaha Isgoyska Soobe oo Xilligaas aheyd meel aad u mashquulsan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Muuqaalkan ayaa waxaa laga helay Kaamirada Qarsoon ee ku xirneyd Isgoyska Soobe, taasoo systemkeeda uu yaalo Xarunta Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed, waxaana suurtagashay inay duubto daqiiqado ka hor inta uusan qaraxa dhicin.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=53354

Posted by on Nov 14 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...