|

Daawo:Olalahii Doorashada Maamulka Somaliland oo maanta soo dhamaaday iyo Sadexda Musharax oo Warbaahinta la hadlay-Video

Waxaa maalintii Shalay soo gebageboobay ololaha doorashada madaxtinimada ee maamulka Somaliland, kaas oo soo socday 21-kii maalmood ee ugu dambeeyey.

Waxaana haatan socda diyaar garawgii ugu dambeeyey ee doorashada madaxtinimada ee la filayo inay Somaliland ka qabsoonto maalinta Isniinta Hadii alle idmo.

Xisbiyada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxay soo bandhigeyeen Taageerayaasha ay haystaan, Waxayse kala Calaf qaadi doonaan 13-ka Bisha.

Maanta waxaa si wada Jir ah Warbaahinta ula hadlay Sadexda Musharax uu Xilkaasi ku tartamaya, Muuse Biixi Cabdi, C.raxmaan Cirro, iyo Faysal Cali Waraabe.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CIRO

Cirro ayaa sheegay inuu dhamaaday Tartankii hadana ay Taladu ku jirto Gacanta shacabka oo Qofkii ay doortaan uu soo Bixi doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FAYSAL 

Faysal ayaa dhankiisa ka hadlay arimo kala duwan, Wuxuuna sidoo kale Fariin u diray Dawladda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUUSE BIIXI

Muuse Biixi Cabdi oo ayaa isaguna Jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaysa, taasi oo la Xidhiidha arimaha Doorashada

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=53229

Posted by on Nov 11 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:Olalahii Doorashada Maamulka Somaliland oo maanta soo dhamaaday iyo Sadexda Musharax oo Warbaahinta la hadlay-Video”

  1. IYAA! Oo hadda ma waxaad noo xayaysiinaysaan, dee, jabhaddii qaran dumiska ahayd ee SNM ee beesha ISAAQ? Waa nasiib darro in aad noo xayaysiisaan saddexdan xisbi QABIIL idinkoo DARAAWIISH ku abtirsada.

    Waar HUURAANNU ku nidhi

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...