|

Daawo:Muuse Biixi oo ku dhaartay in Garoowe muran gali doonto,Haddii Puntland khalkhal galiso Doorashada Somaliland-Video

Musharaxa Xisbiga Kulmiye ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlayey Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulkaas,ayaa waxaa uu ka hadlay xiisadi Colaadeed iyo arrintii ka dhex taaganeyd Maamulka Punntland.

Muuse Biixi ayaa ugu horeyn waxaa uu weeraray sidii cadaada u ahayd Dowladda Soomaaliya kadibna wuxuu ku xejiyey Maamulka Puntland isaga oo ku dhaartay haddii Puntland isku daydo in ay khalkhal galiso Doorashada Somaliland ay wax kale iska daaye Garoowe lagu murmi doono.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Wuxuu yidhi Muuse Biixi“Somaliland Dagaal way kasoo daashay,maantana walalnimo iyo nabad baan rabnaa,haddise Puntland isku daydo in ay Khalkhal galiso Doorashada Somaliland,wax kale iska daaye Garoowe in lagu Murmi doono,ayaan balan idinka qaadayaa,,.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=53247

Posted by on Nov 11 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo:Muuse Biixi oo ku dhaartay in Garoowe muran gali doonto,Haddii Puntland khalkhal galiso Doorashada Somaliland-Video”

  1. habar awal iyo majerteen midna dagaal mayaqaano oo badhi badhi ku dhufo ee raga rag ah ayaa la isku wadaa sadex aanu habro wadaag nahay oo habar awel ah ayaan arkay oo dagaalkii habar habarta ku dhaawacmay mid labada doolood ayay isaga dustay midna misigta ayay ka gasha oo tankale ayay ka baxday midka kalana bowda badhilaha ayay ka gashay markaas ayaan ku idhi war xabaddan xaga danbe idinkaga wada taala maxay xaga hore idinkaga dhici wayday kulahaa war ciidan dhabar jebin ah baa nahelay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Kkkkkkk butto hayska hadashp reera geediyana hadaba joogto majeerteen waa kuwii somali xabadda baray waligoood kumanaan sano hal ceel oo ay leeyihiin reer qabsaday oo dagan hebel dheh dhulka kumanaanka KM ah ma in dhaxal loosiiyaad mooday kuwan iidoorna haddii awoowayaashayo qubuuraha lagu soo waraysto anagay shaaha noo shushubi jireen dumarkana noo keeni jireen waxay ku faani jireen walaashay majeerteen baa shukaansada kkkkkkkkkkkk hadhakhlayso anagu sida dhulbahante qadada kama yaacneee iidoorow dabada calalo gashada

  3. Qurun Qaaatumo

  4. Waa iska qaylo isdili maayaan Puntland iyo Somaliland. Waa inayu heshiiyaan labadani oo gacmaha is qabsadaan. Midkoodna dagaal uma baahna. Puntland Hawiye usoo faro baxsanaya oo Glakacyo iyo Burtinle raba inuu ka qaado. Buurahana Shabab iyo daacish baa u gashay. Saxxibbey u baahan athay iyo cadopw cusib uma baahna.

    Majeerteen waa gob gobtuna dagaalka kuma dheereyso. Iidoor waa inan gumeed oo anaa ka dhashay oo aqaan laakiin dagaal waxkuma falaan oo waa ganacasato no nonsense ah.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...