Home » October 30th, 2017 Entries posted on “October, 2017”

Daawo:Kooxdii Weerarka ku soo qaaday Hotel Nasahablood oo watay Aqoosniga Ciidanka NISA iyo-Video

Maleeshiyadii kooxda Al-Shabaab ee weerartay hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo 27 qof ay ku dileen, ayaa adeegsaday kaarar aqoonsi oo ah kuwa hay’adda sirdoonka Soomaaliya, si ay gudaha hotelka u galaan, waxaa sidaas sheegtay xog cusub. Kooxdan oo ka koobneyd shan qof ayaa sidoo kale xirnaa dharka ciidamada nabad-sugidda, lagamana shakin […]

October 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

MUQDISHO:Shirka Madaxda Mamuladda iyo Dowladda dhexe oo maanta qodobo adag lagaga doodayo,wax ka ogow….

Waxaa maalintii labaad galay shirka Madaxda Qaranka iyo Maamul Goboleedyada ee ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Wajiga koowaad ee shirka ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin in xal laga gaaro Khilaafka u dhexeeya Madaxda Dowladda Dhexe iyo maamul Gobolleedyada. Hogaamiyayaasha maamulada waxa ay wajiga koowaad kusoo bandhigeen […]

October 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Madaxda Maamul Gobaleedyadda Soomaaliya iyo Madaxda Dowladda dhexe oo Muqdisho ku kulmay-Video

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la qaatay Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa horudhac u ahaa Shirka Dowladda Dhexe iyo maamulada goboleedyadda ee ka furmaya Magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda maamulada, Puntland, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir. Intii uu socday kulankaan ayaa […]

October 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Buuhoodle Wasiirkii warfaafinta Maamulka Khaatumo oo iscasilay,Sababta Muxuu ku sheegay-Video

Wasiirkii Warfaafinta Maamulka Khaatumo Axmed Xaaji Cali Cabdilaahi ayaa iska casilay maanta xilkaas kulan uu Buuhoodle warbaahinta ugu qabtay,Axmed Xaaji Cali ma sheegin sababta uu uga taafay xilkaas. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Is casilaada Wasiirka warfaafinta Maamulka Khaatumo ayaa kusoo beegmaysa xili uu maalin uun ka hor isna is casilay Taliyihii Ciidamadda Khaatumo ee Gobalka […]

October 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG Daawo:Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo xilkii ka qaaday Taliyihii Nabadsugadda iyo Booliska kulan aan caadi ahayn-Video

Shir aan caadi aheyn oo Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo gaar ahaan qaraxii shalay ay kooxaha argagaxisadu ka fuliyeen Hotel Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mahad Maxamed Guuleed, waxaana warbixin looga […]

October 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo si adag uga hadlay Qaraxii Muqdisho,Muxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed-Video

 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray weerarkii galabta Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 ee degmada Xamar weyne, isagoo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerarkaas. War saxaafadeed goor sii horeysay laga soo saaray Madaxtooyada, saacado kaddib qaraxyadii gil gilay Hotelka Naasahablood 2 ayaa lagu sheegay in weerarkaas aanu marna niyad jebin doono qorshayaasha iyo […]

October 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Cali Guray oo Ku Hanjabaya Dagaal dhiig badan ku daato ,Olahaha Doorashada Maamulka Somaliland oo meel xun gaadhay-Video

Siyaasiga Cali Guray oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, Horeyna uga mid ahaa Jabhadii SNM ayaa wuxuu Isagoo la hadlay Taageerayaasha Muuse Biixi ku Hanjabay inuu Bilaabi doono dagaal uu dhiig badan ku daato. HALAN RIIX DAAWO VIDEO Wuxuu sheegay inaysan ka dul qaadan doonin in la sheegin inuu Muuse Biixi yahay dagaal Ooge, Isagoona Xisbiga […]

October 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Koofur Galbeed oo ku dhintay weerarkii Hotel Naasahablood 2

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Koofur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan madaxtooyada Koofur Galbeed ayaa xaqiijiyay geerida Madoobe Nuunow oo goor dhow meydkiisa laga soo saaray Hotelka. Sidoo kale dadka ku dhintay ayaa la sheegayaa inuu ku jiro […]

October 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Shir Maxamuud Garaad oo ku soo xidhmay Jiidali & Go’aamo waa weyn oo laga soo saaray-Full Video.

Gosha jiidali tiilay oo ay kasoo bexeen qodobo ay soo saareen Garaadada iyo Cuqaasha hoos ku qora ee Maxamuud Garaad. 1.Gogoshi nabada jiidali tilley ee shilkii dhimashada ee muddada 2 bilood tiiley sidii inay utaallo. 2.Xoojinta iyo Midnimada Maxamuud Garaad & Nabadgelyada dhexdiisa & Beelaha la derisdka ah. 3. Maxamuud Garaad wuxuu 1da bisha 5.aad […]

October 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Madaxweyne Farmaajo oo deg deg uga hadlay xaaladda Guud ee Dalka,Muxuu yidhi-Video

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dhowaan ku tagay dalalka Gobolka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu Dawladaha Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti kala hadlay sidii ay uga qayb geli lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee Dawladdu ay ku dhowaaqday. Wuxuu sheegay […]

October 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...