|

Daawo:Wasiir hore oo ka tirsanaa Maamulka Somaliland oo Hurdo u diiday Muuse Biixi,Runtana ka sheegay Hagardaamooyinka uu-Video

Wasiirkii Hore ee Arimaha debeda maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo dhowaan ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo ayaa shacabka ugu Baaqay inaysan Codkooda Siinin Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Yoonis ayaa sheegay Inuu Muuse Biixi yahay Askari Islamarkaana aan la Mahadin doonin Dhibaatooyinka uu gaysto hadii uu Xilka Qabto, Wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay dalal ka tirsan Afrika oo Askar ay Qabsatay, Dhibaatooyina laga dhaxlay.

Ugu Danbayntii Wuxuu ka jawaabay Eedaymaha loo jeedinayo Xisbiga Wadani ee ku saabsan Inuu Xidhiidh la leeyahay Xukuumada Soomaaliya.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=52860

Posted by on Oct 31 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo:Wasiir hore oo ka tirsanaa Maamulka Somaliland oo Hurdo u diiday Muuse Biixi,Runtana ka sheegay Hagardaamooyinka uu-Video”

  1. Asc. Mareegtani, mar la arkaba, waxa ay xayaysiisaa oo ay kala taageertaa 3da xisbi QABIIL ee SNM; sidaa si ke’eg, waxa ay taageersan tahay xisbiga HY ee Wadani. Xoogaabay u tuuraan baan filayaa.. Waar ma u fiirsayeen?

    Midda kale, waxaa igu makhaalo ah in prof Galaydh sidii u saaran yahay dabaqiisii, oo reer Buuhoodlena sidii uga hor barooranayaan kkkkk odayga jabhadayntu waa ka dhab, cidiyuhuu ku dagaalamayaa. Wbt

  2. Waar Isbedelka Khayrqaba oo reer Somaliland oodhami mahadiyaan buu wadaa Xusbiga daryeelka iyo cadaalada ee Midnimada Shacabka Somaliland.Hadaba adigu Ceegaata waxaan kuleeyahy sooraaca ileen waxaad kamidtahy Dhulbantaha uu Xaqoodii Duudsiyay ee weliba Colaada qaybi oo Xukun uu kuriday Qudhmiye,Waa XKulmiye.

  3. Queun Qaatumo, wax lee ka galay nimanka kala dhacsanaya hugaankooda, hasha labada geel jecel!!!!!

  4. sixid Queun == Qurun

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...