|

VEDIO” Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanada Khaatumo

Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Abwaaniinta Reer Khaatumo ayaa Ka Hadlay Xaalada Deegaanada Khaatumo Waxaana Sidoo Kale uu Ka Hadlay Qaraxyadii Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadankaasi Somalia.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Abwaanka ayaana ugu Baaqay Madaxda Khaatumo Gaar ahaan Madaxwayne Cali Khaliif inuu Ka Fogaado Arimaha Kala Fogaynaya Shacabka Deegaanada Khaatumo Waxaana uu sheegay in Loo Baahan Yahay Midnimo.

 

Horufadhi@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=52809

Posted by on Oct 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “VEDIO” Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanada Khaatumo”

  1. Qurun Qaatumo, meelahaa ha ka soo qayliyaan, naf ay leeyihiin ayaan jirin. Basal quruntay waa la tuuraa. Kuwana waa sidaa.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.