|

Daawo: Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo ku dhawaaqay in Dowladda Turkigu ay ka qayb qaadan doonto Sugidda Amniga Soomaaliya-Video

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay taageerada ay dowladda Turkiga siiso dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qodobadii ay ku heshiiyeen xili uu safar ku tegay Gudaha dalkaasi Turkiga.

Kheyre,ayaa sheegay in ay ka mid ahaayeen heshiiska Turkiga uu la galay dowladda Federaalka Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

1: In la sii adkeeyo xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga.

2: in la bilaabo ka wada Shaqeynta kobcinta dhaqaalaha isla markaana la sameeyo laba Golle dhaqaale oo labada dowladood ka wada socda

3:In ay Gacanweyn ka qaataan amniga dalka isla markaana ay wax kala qabtaan dowladda Soomaaliya.

4: la isku furo labada Wadan si Ardayda Soomaaliyeed ay u helaan fursad ay wax uga soo bartaan dalka Turkiga iyo qodobo kale oo muhiim ah.

Hadalkaan ayaa Ra’iisul Wasaare kheyre waxa uu ka sheegay Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 94-aad ee ka soo wareegatay xiligii ay xurnimada qaadatay Jaamhuuriyadda Turkiga.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=52787

Posted by on Oct 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo: Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo ku dhawaaqay in Dowladda Turkigu ay ka qayb qaadan doonto Sugidda Amniga Soomaaliya-Video”

  1. Somaliland oo si rasmi ah u rakibatay qalab casri ah oo lagula socon doono saadaasha hawada sare ee somaliland

    https://www.youtube.com/watch?time_continue=42&v=4Y1VAqA3CLw

  2. Ali salaan sharaf sxb

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...