|

Daawo- Shir Maxamuud Garaad oo ku soo xidhmay Jiidali & Go’aamo waa weyn oo laga soo saaray-Full Video.

Gosha jiidali tiilay oo ay kasoo bexeen qodobo ay soo saareen Garaadada iyo Cuqaasha hoos ku qora ee Maxamuud Garaad.

1.Gogoshi nabada jiidali tilley ee shilkii dhimashada ee muddada 2 bilood tiiley sidii inay utaallo.

2.Xoojinta iyo Midnimada Maxamuud Garaad & Nabadgelyada dhexdiisa & Beelaha la derisdka ah.

3. Maxamuud Garaad wuxuu 1da bisha 5.aad 2018 hadii alle idmo Shir guud oo gogoshiisa uu dhigay Garaad cabdi Salaan Xasan Maxamed Magaalada God,aallo oo turxaan bixin Beesha dhexdeeda ah

4. in la abuuro ilaalinta Deegaanka & ka hortaga Xaalufka iyo Nabaadguurka , waxaana mamnuuc ka ah Deegaanka Maxamuud Garaad Shidida Dhuxusha iyo Goynta dhirta qoyan.

5. waxaanu Taageersanahay Baaqi Isima Dhulbahante ee ku aadanaa masiirka umada inaanay matali karin Koox iyo Shaqsi gaar ah, Buuhoodlena aanaan ka ogolayn Colaad dambe oo laga huriyo.

HALKAN KA DAAWO

Go,aankaas oo kasoo baxay Garaadada iyo Waxgaradka Beesha Maxamuud Garaad.

Wakiilka Garaadka C.raxmaan Garaad Maxamed

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Garaad C.salaan Xasan Maxamed

Cuqaasha goobta joogtey waxaa kale oo goobjoog ahaa 12 cheifCaaqil iyo Wax garad aad u tiro badan dhamaantood qodobadaa waa soo wada saareeen oo isku raaceen.

shirkaas ayaa waxaa aad loogu duceeyay beesha degta jiidali kuwaas oo siwayn u sharfay martidii

Abdikariim Olol.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=52723

Posted by on Oct 28 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Daawo- Shir Maxamuud Garaad oo ku soo xidhmay Jiidali & Go’aamo waa weyn oo laga soo saaray-Full Video.”

  1. Bismillaah

    Allaa Kariim. Ma waxay isu abaabulayaan, galbeedka wax lagu darsanayaa, wadhi…
    In la xishoodo ayaa wanaagsan, degaankoodii, majin jaada ayaa lagu iibsaday, cid xitaa dhax u tuuraysaa ma jirto; bal maxay tari anna way i kan… yeyse u Maxamuudeenayaan, waxa u dhaanta inay kor uga kacaan dhidarnimada. Fadlan reer Khaatumo xilli xiisad qabiil iyo is qaybin lama jooggo, yaan laga dubaaqin kuwan u fekeraya sida bidoodka, hankoodii ku soo ururay maxaan iibiyaa oo liqaa. Allaw na dhaafi sharkooda. WBT

    • Rag Allow, maxa odayaashan “Midabka dharka dumarka ee ‘Pink color’ ” loogu xidhay, ma dumarka lagu daray. Ceeb baa timi oo odayaal keen.

  2. waxaan ku qoslay ina garaad ismaaciil saaka ka horow siigo kama kicin miyaanu ahayn ninkii ama garaadkii ugu horeeyay ee hargeysa taga ee soo qaatay baabuurtii la baxday beeli eeday ogow baabuurkii ayaa ka duqoobay oo mid kale ayuu rabaa ee dan dhulbahante iyo mid maxamuud garaad midna dan kama laha

    waa wada caade qaate aan damiir lahayn oo marba qolada 100 doollar siisa xagooda u carara ee maxay sheegayaan haday run sheegayaan may meel uun taageeraan oo umadooda u jaheeyaan maxay marba meel u taageeraan may khaatumo taageeraan waa kuwii diidaye

  3. In wax la caayo mooyaane lama fadhiyin karo miyaa maxamuud garaad ha shiro hana walaaloobo dhulbahante ha shiro hana walaabo.
    Jiidali oo ah caasimadii dhulbahante 1745-1897
    Waanu ku faraxsahay in geedka saynta leh 200 oo sano kadib lagu shiro.

  4. Allow midnimo ayaan kaa bariney

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...