|

Daawo- Gacan-ka hadal Buuhoodle ka dhacay & Buuq hadheeyey shirkii Maamulka SL la midowbey-Video.

HALKAN KA DAAWO…

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=52558

Posted by on Oct 25 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Daawo- Gacan-ka hadal Buuhoodle ka dhacay & Buuq hadheeyey shirkii Maamulka SL la midowbey-Video.”

  1. Bismillaah

    Warbixin baa looga fadhiyey, inay dadka siiyaan, maxay ahayd ka hadalkii kale ee buuqa kiciyey. Ninkii odayga ahaa ee afka caaqilada ku hadlayey, wuxuu bambo gacmeed ku dhex tuuray dadkii, waana khalad. Maamulku waa inuu ka bixiyaa war mug leh, wixii uu kala kulmay Caynaba iyo meesha loo socdo iyo waxa qancin kara dadkan 27 sanadood bilaa dawlada iyo dagaalka ku jirey. Maamulka Khatumo G Soofe uma taal ka hadalkiisa, dadka uu sheegto ayay u taal is dhaafintiisu, haddii uu bulshada sidii shaati yare iyo dabagooye, uu iib ugu badheedho. Maamulku warkiisa ha caddeeyo, meela qaarkood waxay qorayaan Madaxweynuhu dadkii wuu gatay, aamusku shaki buu abuurayaa. WBT

  2. Asc. Horta ku rafan maayo wixii Caynaba ka dhacay, waayo ma mudnaba in la sii wadwado.

    Waxaan marka uga gudbayaa arrin aad iiga fajaciyay oo ku saabsan ina garaad Cali iyo Bah-ararsame.

    Isimku, sida la wada ogyahay, waxa uu jufadiisii maalin cad ka dhaqaaqay iyaga oo COL & ABAAR la daalaa dhacaya; llaa iyo maantana sidii buu baaqi ku yahay. Sideedabana qofka waxaa la qiimeeyaa marka xaalad ama masiibo jirto. Taasi marka waxa ay dhashay in duq Galayr, oo aan aragno halka uu wax marinaayo, ka faa’iidaysto. Kaliya maahane, uu madaxyo wayntii iyo dhaqankii Bah-ararsame hadba kuu doono soo jiito sidii neef xoolo ah. Waxaa taasi markhaati ka tahay in ina garaad Cali raali kayahay godobta iyo habdhaqanka foosha xun ee ina Galayr u soo jiidayo jufadiisa, waayo ina garaad Cali deegaankiisii wuu ka huleelay oo isagama uu bari yeelin dhaqdhaqaaqyadan cusub ee ina Galayr wado.

    Marka waxaan soo jeedin lahaa in waxgaradka Bah-ararsame intay guddi iska soo saaraan ay iska bari yeelaan ficillada uu dagaal ooge Galayr kula kacayo tolkii, illeen garaad ma jiro e. Haddii ay taa si dhakhso ah u yeeli waayaan, waxaa loo arkayaa in ay kula socdaan isaga colaaddan sokeeye ee uu abaabulayo iyo laba diblayntan uu tolkii ku wado. Wbt.

  3. Ku Ceegaag sheegte Dhabayaco
    Ugu horeyn Galaydh waa madaxweyne ay doorteen reer khaatumo, oo beeel gaar ahi ma dooran mana metelo , haduu wanaag keenoo iyo haduu xuman u keeno reer khaatumo jifo khaas ah iyo garaad jaamac laguma eedayn karo, oo garaadka guud ee reer khaatumo, 25 awoow baanu sidaa ahaa, bal dhabayacoow sheeg inta ay habar majeetrteen halamashle ay tirsadaan, ma jiraa qof ku abtirsada boqoq hebel boqor hebel 25 generatio, waa maya. doqonoow bahsame hady diiday halamashle naagood ma nacas dhulbahante ah baad soo daba geli maad toos u soo abaartid oo iska celisid, doqonoow, hadaad dhulbahantew isku diri jirtrey oo qaar doqomo ahi kaa yeeli jireen filimkaas horaa loo galay oo munaafaqaadaa la ogaa, oo mar kale kaa soocn mayso, waqooiyga soomaaliya waa midoobayaan ama soomaali bay la gorgortamyaan ama hadii sida galaydh iyo madaxda somaliland doonayso la yeeli waayo dawlad baan noqonaynaa madax banaan, masyer iyo qumuunyo ayaad u dhimanaysaan.

  4. Asc. @Hakiim- keliya waxa aan rabaa in aan ka hadlo, inta kale dib ugu noqon maayo e, arrinka ah annagoo REER WAQOOYI AH iyo caleema saarkii ina Galayr!

    Waar Soomaaliyi waa istaqaan oo weli kamay gudbin heer QABIIL. Isaaqna maanta Soomaali iyagaa ugu qabyaalad xun saa ololahayba ku galayaan oo SALAADIIN toodii baaba horboodaysa. Iyaa, ma iyagaaba indha ay dadkale ku arkaanba haya aan ka ahayn saddexdooda xisbi qabiil, yaaba idin arka idinkaa isa soo mutaxayee. Kan ina Waraabe baaba intuu ka yaabay ku yiri “waar qabyaaladdan ololaha lagu galayo waynu isku dilaynaaye aynu SOOMAALI wax la qaybsanno, oo waxaan mooday in aan bahasha ka gudubnay markii aynu xisbiyada samaysannaye.” Adna Waqooyi iyo nacnac baad ka hadlaysaa, taasi waa xaalada SNM ee maanta.

    Midda kale, waa run Galayr waa la sharfay oo la doortay, lkn maxaa ka danbeeyey? Xaggeese xaal marayaa maanta? Xaggee buu dhigay ammaanadii loo dhiibay? Yuu madaxweyne u yahay maanta? Muxuuse maanta ka wadaa Buuhoodle?

    Waar haddaad ninkan isku jufo tihiin tolku waa ka xishoonayaane ka qabta, waayo waxa uu maanta gaysto idinkaa u godobaysan ee ogaada. Haddiise aad Iidoor anbada tahay, wallee hawl badan baa idiin taalla ee waxba haku harraadina Dhulbahante dhexdiisa. Wbt

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...