|

MUUQAAL: Shacabka Khaatumo oo ku gacansaydhay heshiiskii Cali khaliif iyo Somaliland iyo Banaanbaxii Buuhoodle Ab-his loo direy xubnahaasi inay ka baxaan Buhodle-VIDEO.

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle ka dhacay Banaanbax Balaadhan oo looga soo Horjeeday Heshiiskii ay Gaadheen Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay inuu Heshiiskaasi yahay mid Xaaraan ah, Islamarkaana aysan Jirin Cid uu ku matalo Cali Khaliif oo u dirsatay, waxayna sheegeen inay yihiin dad Soomaaliyeed ee ka tirsan Dawladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana dadka Heshiiskaasi dhexmaray ay yihiin Soomaali-diid.

Waxaa sidoo kale Halkaasi ka hadlay Isimada dhaqanka oo ay kamid yihiin Suldaan Siciid Cismaan iyo Garaad C.risaaq Garaad Soofe, Waxayna sheegeen inaysan waxba ka Jirin Heshiiskaasi Caynaba ka dhacay, Islamarkaana aysan Qusaynin Beesha dhulbahante.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=52443

Posted by on Oct 22 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “MUUQAAL: Shacabka Khaatumo oo ku gacansaydhay heshiiskii Cali khaliif iyo Somaliland iyo Banaanbaxii Buuhoodle Ab-his loo direy xubnahaasi inay ka baxaan Buhodle-VIDEO.”

  1. Bismillaah

    Kooxdan waa kooxdii bilaadu bint, ee qamadida FAO lagu shidan jirey, warkooda waynu ogayn. Laakiin maamulkii, maxay la aamuseen? Maxay u shaxi waayeen, waxay soo saxeexdeen. Mise odaygii raqayada ahaa baa media lagu sii maca salaameeyey keliya. Reer Khatumow ha ka hor dhicina aynu sugno waxay la guryo yimaadeen, iyo waxay kaga hadlayaan colaadii 27 jirka ahayd waxa lagu hilmaami lahaa. WBT

  2. GAH GAH GAH GAH GAH GAH GAH
    oo maanta reerkii dhulbahante ma tuuladan yar ee itoobiya iyo somaliland isku haystaan ee xudduudku dhex maro ayay kusoo urureen dhuloos inay sidii falastiinta ka dhex mudaharaadaan hhhhhhhhhhhhhhhh,,aaway caasimadii dhuloos ee laascaanood ,,ADUUNYOOY XAALKA BA’
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. cali gerigu dhoosweyn
    oo iska dhaan kaxeeye ah
    oo dhakab midho ka guran jiray
    ayay dharxariira saareen
    oo dhexyar caanheed iyo
    dhaydeedii lagu shubay

    war masii wadaa mise intaas ayaan ku joojiyaa

  4. caruur iyo dumar aan waxba ogayn ayaa la soo kicinayaa ka kaca muduharaada shalay ayay ahayd markii la iisheegay in waxoogaa lacag ah dahabshiil loosoo dhigay 00 lagu yidhi mudoharaad abaabula waa kuwo damiirka ka dhintay oo aakhiro seegay ifkana sharafdaro ku jooga waxaase ka daran dadka kuwaasi hortaagan yihiin ee odayaal ka dhigtay.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...