|

Daawo- Mweyne Galaydh oo Qudbad ka jeediyey Degmada Horufadhi” Dhaxal wareejintii Nugaal , Xilka uu ka doonayo SL & Hadalo kale-VIDEO.

Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Madawaynaha Maamulka Khaatumo Dr Cali khaliif Galaydha ayaa Booqday Deegaano Katirsan Waqooyiga Buuhoodle Gaar ahaan Deeganaada Maygaagle Hagoogane iyo Degmada Horufadhi Halkaasi oo Madaxwaynu Ka Bilaabay olole Balaadhan oo Xanuunka Jadeecada Looga Hortagayo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dr Cali Khalid Madaxwaynaha Khaatumo ayaa Ka Hadlay Xaalada Guud ee Deegaanada Khaatumo iyo Wadahalka uu Haatan Maamulkiisu Kula Jiro Maamulka Somaliland Waxaana uu sheegay in Wadahalkaasi Haatan Marayo Meel Wanaagsan”

 

Dhagjar12@gmail.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=52135

Posted by on Oct 15 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo- Mweyne Galaydh oo Qudbad ka jeediyey Degmada Horufadhi” Dhaxal wareejintii Nugaal , Xilka uu ka doonayo SL & Hadalo kale-VIDEO.”

  1. markii siyaad barre nugaal u qaybuyey sool iyo nugaal waxuu ku soo cadho celinayey mj oo uu kula heshiinayey
    markii siyaad barre uu dhulbahante ka dalbaday proxy war ay isaaq ku qaadaan
    dhulbahantuu gurigooda gubayey oo gelinayey nabad la’aan
    markii puntland dhulbahante ka qayb galay maxamuud saleebaan baa ku duulay
    markii dhulbahante is ogaaday ee is yidhi wax samayso dhexdoodii baa dagaal ka socdaa oo maanta ah
    markaa dhulbahantahan xagee umuurihiisu ka khaldan yihiin? maxaa mar walba ka dhigay kaarto la isticmaalo? maxaa meel kasta oo xaqiran dhex fadhiisiyey?
    ma xasuuqii daraawiisheed buu dhulbahante ka soo waaqsan waayey ilaa iyo maanta?
    ma waxaan u soo bixin siyaasiyiin isku af garta in reerka la badbaadiyo?
    ma baalasha ayaan si fiican looga riffin qabiil ahaan weli oo sida mj iyo isaaq uu siyaad u bahdilay oo kale ayay u baahan yihiin in ay u bahdilmaan?.ma is tidhaahdeen bahdilka maanta dhulbahante ku socda ee degaankooda looga dhigay dhul lagu muransan yahay laga yaabee in ay tahay arin khayr u ah dhulbahante oo baraysa micnaha bahdilaada iyo karaamo daradu leedahay?
    majeerteen xataa markii nugaal loo jaray ee ay arkeen in nugaal godan iyo hol hol la raaciyey sool ilaa maanta ayay u doodaan in dhulkaa nugaal loogu daro
    iyadoo samankii boobka dhul iyo dhac ay soomaaliya ku jirto dhulbahante boob
    gooni ah baa si khaas ah ugu furan
    tajrubadii 50kii sano ee ugu danbaysay dhulbahante soo martay waa mid khasaare iyo nabad la/aan u keentay
    anigu waxaan ku talinayaa in qabiilka dhulbahante uu arji u qorto UN iyo hayadda UNESCO waa in uu dhulbahante dalbadaa in laga soo gaadho dabar tirka ay ku hayaan qabiilada jiiraankiisa ahi oo ileen dunidii maata waa NGO ye ay dalbadaan in UN tu ku ilaaliso dhulka iyadoo sida qowmiyadda ROHINGA ee mynmar oo kale dhulka looga bara kicinayo
    ama ay noqdaan rag siyaasad midaysan isku dabari karra sida qabiilada jiiraankooda oo kale oo bardu NGO ga maamusha dunida siyaasad midaysan ula taga
    50 kka sano ee soo socda soomaaliya waxay ku jiri doontaa qabiil walbaa inuu iska difaaco in aan la dabar tirin dhulbahante waa in uu taas u diyaar garoobaa iyadoo ay hadda muuqato in weli dhulbahnte uu rajjo ka qabo in uu helo cid kool koolisa oo ilawsiisa in dhib iyo qaxar uu sugayo dhulbahante ha ogaado in uusan helayn cid danbe oo ugu madax salaaxda darawiish dalka u soo halgantay baad tihiin koonfurta soomaaliya qabiilkii talyaaniga la dagaalamay ee decumant garaysan waa biymaal maantana biymaal dhulkoodii ayaa lagu haystaa oo waa dhulbahante oo kale dhulbahantuhu waa in uu nostalgiyada ka baxaa oo waaqica ku noolaado weliba siyaasiyiintoodu iyadoo maanta kaabaha keliya ee badbaadinaya dhulbahante uu yahay arimaha bulshada oo dad iskood isu xilqaamayaa ay wadaan

  2. majeerteen iyo isaaq waxay NGO yada ka soo barteen siyaasad ah in tuulo walba saliideda iyo sonkorteeda meel loo saaro markaasay siyaasadaas ula yimaaddeen dhulbahantihii maanta isaaq iyo majeerteen waxay dhulbahante dhex wadaan mawjad ah tuulo hebel baan jid u samaynayna iyo tuulo hebel baanu dhagax dhigaynaa markaasaa waxaa yaacaya kuwo luf luf ka baadhayaa meeshaas oo umadda khal khal iyo wakhti lumis gelinaya

  3. mushkiadu waxaa weeye isaaq iyo majeerteen waxay umadooda u qaybiyaan saliid iyo sonkor ay ku qanacsan yihiin oo ay ogyihiin sida ay ku soo heleen
    lkn marka dhulbahante ay ula imanayaan saliid iyo sonkortaasi waxaa weeye mid sidii siyaad barre siyaasadiisii ku socota dhulbahantaha in la isticmaalo ay tahay ma aha mid ah dhulbahante xaqiisiiNGO in la siiyo yacnii isaaq iyo mj dhulbahante waxay ku gumaystaan xaqoodii ay ku lahaayeen ee NGO du u qoondaysay degaanada dhulbahante khulaasadu waxa weeye dhulbahante ilaa hada waxaa loo isticmaalayaa siyaasad ah in la bahdilo

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: oo dhulbahantow ma tolkeen ayaad xiniinyo u leediheen yaa idin ka futa xun ciise hadii aad far ku fiiqdaan tan...
  • Ceegaag: Aar nagadaaya ciyaarta odaygani waa kii ilkaha la’aaye.
  • Ceegaag: IYAA! Kolay sabab baa keentay baan filayaa in nimankan la xidhxidho, waa in wixii kacaan-diid ah la...
  • NINA: Habarjeclo=cududii dhaqaale Habarawal=dhaxal siyaasadeed oo hore (cigaal) Habar yoonis+ ciidagale= foot...
  • NINA: Cirro wuxuu noqday siyaasigii ugu doqonsanaa isgoo Helay codkii shacabka ayuu U tanaasulay Koox Beri uu marxuum...