|

Daawo:Gabadh Soomaaliyeed oo Hurdo la,aan ku riday Cabdiweli Gaas iyo Duulaanka uu Imaaraadku kusoo qaaday Somalia-Video

Safiya Yaasiin oo ah Gabadh Aqoonyahanad ah oo kasoo jeeda deegaanada Puntland ayaa siwayn uga hadlay Xaalada ay Soomaaliya marayso Xiligan, waxayna soo bandhigtay duulaanka Qaawan ee Dawladda Imaaraadku ay kusoo qaaday guud ahaanba dalka, waxayna soo Bandhigtay Arimo badan oo Bulshada Qaarkood ka Qarsoonaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale waxay siwayn u dhaleecaysay Go’aanka Hogaamiyaha maamulka Puntland oo ku Wareejiyey Dekedda Boosaaso, waxayna sheegay inuu Laaluush Badan siiyey Qofkii Arintaasi isku daya inuu ka hadlo, Waxayna wax laga Naxo ku Tilmaantay sida uu u dhaqmay Hogaamiyiihii loo Hanwaynaa ee dalkiisa u iibsaday.

Waxay Xustay Shaqada uu imaaraadku u dhiibay Cumar C.rashiid oo Horey loogu eedeeyo inuu Badda Soomaaliya Muran geliyey oo iibsaday, waxayna Bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay Dar-daaran adag.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=51982

Posted by on Oct 13 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:Gabadh Soomaaliyeed oo Hurdo la,aan ku riday Cabdiweli Gaas iyo Duulaanka uu Imaaraadku kusoo qaaday Somalia-Video”

  1. Waa gabadh wax badan og. Waxaan ku kordhinaya in Imaraadka qudhooda cid kale maamusho. Dadka ajaanibka ah ee iyaga maamula ayaa u soo adeegsaday in ay fuliyaan fadqaladada laga wado Soomaaliya. Waayo, Soomaaliya waxa lagu wada meel daran, haddii aan Soomaalinimo loo toosin oo laysu taagan.
    ALLOW SAHAL AMUURAHA.

  2. ma waxaad sheegtaan ayaad waydeen marka aad leediheen C/wali ayey hurdo u diiday ma jinbaa sidee hurdo ugu diidi kartaa bal iiga jawaaba tan kale naagtaas aad sheegteen waa mid idinka oo kale ah horfadhi idinka iyaduba waligeen puntland ka caayeyseen webkeenaan waxba kama qaadaysaan puntland sheekooyin reqiis ah webkeena la soo istaagteen (Gabadh Soomaaliyeed oo Hurdo la,aan ku riday Cabdiweli Gaas) bal caqligigeenu waa kaas waar xishooda oo keena wax laga faaidaysto webkaan naag ayaa hurdo u diiday cabdi wali walaahi caruutu kuma sheekayso maqaaladeena.

Leave a Reply

Recently Commented

  • kalshale: https://www.youtube.com/watch? v=B8ZVx_hEyRQ xaaskii xaglotoosiye oo xaaskiisii oo laascaanood ku siijeeda...
  • Ceegaag: IYAA, waar JEEGAANTA iyo waxay umushay isu ekaa. Waar dee mayla aragteen? Si kastaba, shirweynihii KHAATUMO...
  • Turab: Bismillaah Reer Khaatumo, waxaad moodaa, kooxdii jeegaanta is-qarisa, ee bilaadu bint u rahman, ee ku...
  • Ceegaag: WOOOOOOOOOOOOW! HAA, WAA DEE SL LAWADA LEEYAHAY!
  • kalshale: waa janbalkii habar awell oo rabta inay isaaq daasad kale iyo durbaan colaadeed u tumaan si aan loogu kicin...