|

DAAWO:Odayaasha Puntland oo sharafta ka qaaday Cabdiweli Gaas,Shirka Kismaayo,Dekedda Boosaaso iyo arrimo kale-Video

Madasha Samata bixinta deegaanada Puntland oo kulan iskugu yimi ayaad si adag u Cambaareeyay shirka Kismaayo ee uu ka qayb galay Cabdiweli Gaas iyo madaxda kale ee Maamulada Somalia.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=51886

Posted by on Oct 10 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “DAAWO:Odayaasha Puntland oo sharafta ka qaaday Cabdiweli Gaas,Shirka Kismaayo,Dekedda Boosaaso iyo arrimo kale-Video”

  1. Ku: Madaxda Maamul Gobolleedyadda Soomaaliyeed;
    Saaxiibayaal waxaad ogaataan dhawrkan arrimood ee hoos ku qoran:
    1. In aad tihiin maamulayayaasha gobollada qaar ee dalka Soomaaliyeed ama badhasaabo gobolladda qaar ka mid ah dalka Soomaaliyeed.
    2. Dalka in dadka Soomaaliyeed leeyihiin, ee aan shisheeyaha aad u fataashaan lahayn.
    3. Maamulka dalka Soomaaliyeed waxa ka mas’uul ah oo lagu ogyahay mas’uuliyaddiisa “Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed.”
    4. Maamulayaal, waxaad noqoteen kuwo guuxooda iyo hadhkoodaba ka dheeraynaya.
    5. Laga bilaabo maanta Oktoobar 11, 2017 shaqaddii ummaddu idiin dirsatay waad gabteen, oo waad dayacdeen. Dantiina ayaad raacateen. Haddaba, bal geedkaad gaadhaan midho ka soo goosta.

  2. Odayaasha halkan ku shirayow; dadka ha waalina. Idinka Cabdiweli oo xanuunsanaya ku magacaabay “Madaxweyne.” Haddaba, meesha u idin geeyo xamila, waxba ha waal waalina e.

  3. Adeer nin dhimirka ka xanunsan cidina wax weydiin mayso c/weli xaladiisa ma ahaan midmiyir qab ah war bal irbadii halala gaato intay gawri dhow dhahay dhibanaha u gar gaara intaas wax weydinaysaan hada ka hot ayaa sheeko dhacday Sidan Ku saabsan berigii hore ee dadku aanu haysaa dhawr Ku filan ee laxiran jiray qaydka ana go,yaal ayaa O’Day salaad Ku jira go,weynbar ahna qaarka sare u badan xogay na hoos jira ayaa salaad galay kadibna dabayl ayaa gadaal kaga timi oo dabadii oo qaawan LA arkay mid gadaal fadhiyey ayaa dhahay warodaygaan salaadi uma jirto qaarka Danube qaadan marka wax sidaas ka dhiganc/weli gaas oo awalba dhimirka ka jiranaa hadana ka dhigan Sidan idiin sheegay oo xaladiisu qawanaan dhaaftay

  4. Majeerteen haday la hayste u yihiin Abdiweli gaas na ha sugoon ubadkooda mustaqbal la’aanta uu ku soo wado, isagoo America ka soo jeensan doona makuu puntland ku rido dabinkii uu ugu talo galay oo dhaxal wereejin ay ka soo kaban karin ku rido, ama inata goori goor tahay inta ay nin danayste ah oo hoosaasinaya ay sugaayaan.

  5. iska hadalyaal ayaad tiheen caytamaya wax idin ka khuseeya cabdi wali ma jiraan soomalidaa ku maah maahda tiisa daryeela ayaa tu kale ku dara adeer idinkiibaa qaawan oo dhulkiinii iidoor haystaa markaas ayaad ka sheekaynaysaan dhul aydaan shaqo ku lahayn ama dhimirka haka xanuusado ama yuusan ka xanuusan hawal idin taal ma aha tiina ka tashada. rageenaan meesha jooga aflagaadada joojiya oo si sharaf leh comments u bixiya cay iyo af lagaado cidna waxba kaga qaadi maysaan cabdi wali dad ayuu u taliyaa ee idnka yaa idin taliya waa oday sirqa ayh oo 90 jira iyo cali khaliif oo isna ka sii hooseeya maantana hoos fadhiya faysal cali waraabe oo maalin walba caaya Daarood markaas ayeydaan hadlaysaan iska oo la dhuunta ceebteena iidoorku idin maaweeliya sidii caruurtii.

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Odayadana Waxaan leeyahay dacwad sawt iyo Suurat ah ka gudbiya taliyahaas oo u gudbiya hayadaha mushahaarada...
  • NINA: Taliyahan Waxaan leeyahay’ Kaan qayrak ashtar’kuwii kaa horeeyey baa ku hungoobay adeer laascanod...
  • NINA: Faratoon fursad qaali ah bu haystaa waa in uu caruurta reer miyiga ah iyo geeljiraha u sameeyo iskuulo iyo...
  • Hirad: Xaglo toosiye waa tuug la qabtay talo ma leh Ina ducaale qambi ayaa meesha atoore ka ah
  • Hirad: Bahararsame waxay caan ku tahay dilalka qorshaysan ilaa taariikh fog