Loading...
|

Daawo- Madaxweyne Farmaajo oo tegay Sudaan iyo soo dhaweyn balaadhan-SAWIRO.

Waxaa magaalada Khartoum ee dalka Suudaan gaadhay Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey, Waxaana Garoonka Diyaaradaha magaalada Khartoum ee dalka Sudan kusoo dhaweeyay madaxweynaha Sudan Cumar Albashiir, Safaarada Soomaalida, Saraakiil Ciidan iyo qaar kamid ah Soomaalida ku dhaqan dalkaasi.

Booqashada wafdiga uu horkacayo Madaxweyne Farmaajo ayaa la xiriirta sidii loo adkeyn lahaa xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal.

Labada Madaxweyne ayaa caawa kulankooda ugu horeeya yeelan doona iyadoo kulankaasina ay ka qeyb noqonayaan wasiiro ka kala socda labada dal.

Madaxweynayaasha Somalia iyo Sudan ayaa ka wada hadlaaya arrimo ay kamid yihiin dhinacyada Siyaasadda, Dhaqaalaha, Amaanka iyo dhinaca diblumaasiyada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu joogo dalka Sudan la kulmi doona Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalkaasi.


Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=51689

Posted by on Oct 5 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
Loading...

Leave a Reply

Loading...

Recently Commented

  • kalshale: war aniga waxaaba iiga daran nin waalan oo aan miyir qabin aan waxba kala ogayn ayuu odaygii wax...
  • Ceegaag: War duqii ina Galayr ahaay yaa arkay? Kkkk @Turab, duq Galayr waa xaggee guriga uu ku soo noqonayaa?...
  • Ceegaag: War duqii ina Galayr ahaay yaa arkay?! Mise futadii xumayd ee Iidoor buu galay. Midda kale, mar la arkaba...
  • Turab: Bismillaah Fadlan, dadka aan reer Khatumo ahayn kama hadli karaan arrimaha Khatumo. Ha la sugo maamulka iyo...
  • qorrog: Qariidadhaye Waar ilaah baan kugu dhaarshee makaa dhabba isla weynaantani? Ma Iidoor oo dhan baad isku...