|

VEDIO” Boqor Abdilaahi Dabagooyye oo Ka Hadlay Dilkii Ceegaag Ka Dhacay iyo Isimo Halkaasi Gaadhay

Wararka Ka Imaanaya Degmada Ceegaag ayaa Ku soo Waramaya in Xaalada Deegaankaasi ay Haatan Degantahay Waxana Halkaasi Haatan Ku sugan Salaadiinta Buuhoodle oo Horkacayo Garaadka C/risaaq Garaad Soofe iyo Qaarkamid ah Cuqaasha Deegaanka Buuhoodle.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Dhinaca Kale Boqor Abdilaahi Ahmed Cali oo aan Talefoonka Kula Xidhiidhay Ayaa Tacsi u Diray Qoyskii uu Ka Geeriyooday Alle Ha u Naxariistee Marxuun Daahir Aflahaar oo Xalay Lagu Dilay Degmada Ceegaag ee Buuhoodle.

 

Cali Dhagjar

Buuhoodle

 

EMAIL: dhagjar12@gmail.com

 

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=51520

Posted by on Sep 30 2017. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “VEDIO” Boqor Abdilaahi Dabagooyye oo Ka Hadlay Dilkii Ceegaag Ka Dhacay iyo Isimo Halkaasi Gaadhay”

  1. Asc. Marka hore waxa aan ka tacsiyadaynayaa marxuumkaa gacanta ka xaqdarani dishay, SAMIR IYO IIMAAN.

    Marka xiga waa in la soo qabtaa ninkii falkaas gaystay oo loo gacangeliyaa reerkii ninku ka baxay, QISAASTA noloshaa ku jirta. Waa in dadku NABAD ku wada noolaadaa, oo haddii fal dhacana si degdeg ah shareecada loo mariyaa.

    Haddaan danbiilaha meel looga soo wada jeesan oo hoosta la gashado la wada noolaan maayo. Waa in la isu kaalmaystaa wanaagga iyo Alla ka cabsiga, oo aan la isu kaalmaysan xumaha iyo cadawtinimada. Wbt

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.