Home » August 30th, 2017 Entries posted on “August, 2017”

Daawo:Dadka Deegaanka Dal-yare oo ka cabanaya wado xumo haysta deegaanka & fariinta ay u direen Maamulka Somaliland-Video

Dadka Deegaanka Dalyare oo ka tirsan Gobalka sool waxaa ay ka cabanayaan wado xumo baahsan oo degaanka haysta,waxana deegaankan caan ku yahay Dalaga Beeraha iyo wax soo saarka kala duwan ee Beeraha. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

August 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Deegaanka Qaydarka ee Buuhoodle oo Laga Dhagax Dhigay Dugsi Hoose Dhexe

Deegaanka Qaydarka ee Buuhoodle Waxaa Maanta Laga Dhagax Dhigay Dugsi Hoose Dhexe Kaasi oo Loogu Magac Daray Shiikh Warfaa Waxaana Dugsigaasi Dhagax Dhigay C/fataax Maxamed Geedeeyey iyo Qaarkamid ah Waxgaradka Deegaankaasi.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Deegaankaasi Qaydar Ayaa haatan Waxaa Ka Socda Horumar Balaadhan Gaar ahaan Arimaha Bulshada Caafimaadka Waxaana Deegaankaasi uu kamid […]

August 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Dr Cali Ciise Cabdi oo ka hadlay xaaladda adag ee ka taagan Somalia ee dhanka Lacagta & arrimo xiiso badan-Video

Muddo sanada ahba waxaa qiimaheedu sii dhimanayay lacagta shilin Soomaaliiga taasoo jahwareer gelisay suuqyada ganacsiga. Dhawaan waxaad ka bogan doontaa waraysi dhinacyo badan leh oo maqal iyo muqaal ah. HALKAN RIIX DAAWO WARAYSI Bilooyinki ugu danbeeyey qaar ka mid ah gobolada dhexe iyo kuwa bari ee Soomaaliya ayaa waxaa aad u saameeyey lacago been abuur […]

August 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Cosoble “Jowhar waan ka guuray, waxaana ku shaqeyn doonaa Beledweyne”-Video

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo kalsoonida lagala noqday, ayaa maanta gaaray Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Cosoble ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Beledweyne wuxuu ku cadeeyay in uu ka soo guuray magaalada Jowhar, uuna ku shaqayn doono wixii hada ka dambeeya magaalada […]

August 30th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo galabta Damashaad iyo wakhti la qaatay Shacabka Muqdisho-Video-Sawiro

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta lagu arkay Xeebta Liido, halkaasoo kormeer lama filaan ah ku tagay, iyadoo markii u horeysay ay heyd oo uu Madaxweynaha tago goobaha dadka isugu yimaadaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qaxweeyay mid ka mid ah maqaayadaha ku yaala Xeebta Liido, halkaasoo uu kula sheekeystay dadkii fadhiyay. Sidoo kale Madaxweynaha […]

August 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Dhalinyaro Soomaaali ah oo lagu xasuuqay Xuduuda Itoobiya-Video

Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya dhalinyaro Soomaaliyeed oo xalay lagu laayay xadka itoobiya ay la’wadaagto dalka Soomaliya. Gudoomiyaha Dagmada Galisoor Xirsi Muuse Maxamed ayaa Sheegay in wadada looga galay dhalinyaradaas  oo watay Gaari ay Ku wadeen Qaad oo ka tegay deegaanka bandiiradlay ee gobalka Galgaduud. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Waxa uu hadalkiisa intaas […]

August 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:R/wasaare Khayre oo aad uga cadhooday tallaabo ay qaaday Wasiirka Ganacsiga Somalia & War deg deg ah oo kasoo baxay Xafiiska-Video

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa deg deg ugu yeeray inay Muqdisho ku soo laabato Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Khadra Axmed Ducaale oo safar shaqo ku joogta magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wararka ayaa sheegaya in u yeeridan ay ka dambeysay, kaddib markii Wasiirada Ganacsiga ay soo saartay qoraal ay ku kala direyso Rugta […]

August 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Wado loogu magacdaray Nin Soomaali ah oo laga dhagax dhigay Mareykanka-Video

Magaalada Minneapolis waxaa shalay la dhagax dhigay waddo loogu magac daray Allaha u naxariistee Xuseen Samatar oo ahaa mas’uulkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee dalkan Mareykanka xil looga doorto. Xuseen ayaa sidoo kale ahaa asaasihii Xarunta Afrikan Development Center oo ah goob hormarisa dhaqaalaha dadka afrikaanka ee gobalkan Minnesota. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Dadki […]

August 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Wasiir Juxa oo jawaab adag ka bixiyey amarkii R/wasaare Khayre ee ahaa in aysan Wasiirada Facebook isticmaali karin-Video

Cabdi Faarax siciid (Juxa) Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawladda Soomaaliya ayaa wax laga weydiiyey Wasiirada Warbaahinta laga mamnuucay ogaansho la’aan, isagoo La hadlayey BBC waxaana la waydiiyey “Wixii la xidhiidha Shaqadayada Ogolaansho Uma Qaadan doono, Shirkan anigaa Qaban qaabiyey waa Shaqadayadadii, Laakiin hadii aan ka hadlayo waxyaabo aan Shaqadayda ahaan Malaha Taasi ayaa loo jeedaa “ Ayuu […]

August 29th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo- Waraysigii M/Weyne Ali Khaliif oo Hargaysa ku sugan weli & Qodobaddii Caatada ah oo uu daafacay-Video.

Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Waraysi Siiyey Idaacada BBC ayaa wuxuu ka hadlay Go’aanadii Shalay ay Hargeisa kasoo saareen Xubno ka tirsan Khaatumo iyo Somaliland, Kuwaasi oo intooda badan looga hadlay Magaalada buuhoodle iyo eedayn loo jeediyey Dawlada Dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Puntland. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Galaydh ayaa sheegay in Puntland iyo Xukuumada […]

August 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...